Hargeisa Boxing Centre

Hargeisa Boxing Centre Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hargeisa Boxing Centre, Stadium, arena & sports venue, Hargeisa.

ciid mubaarig
27/05/2026

ciid mubaarig

05/05/2026
HARGAYSA BOXING CENTRE WAA XARUN  TABA BAR OO KUTAALA MAGAALADA HARGAYSA  WAANA XARUNTA KALIYA  EE LAGU BARTO FEEDH KALI...
30/03/2026

HARGAYSA BOXING CENTRE
WAA XARUN TABA BAR OO KUTAALA MAGAALADA HARGAYSA
WAANA XARUNTA KALIYA EE LAGU BARTO FEEDH KALIYA
IYO WAX KU SAABSAN ARIMAHA BOXING

XARUNTU WAXAY DIYAAR U TAHAY IN AY SOO SAARTO DHALINYRO AWOOD IYO AQOON LEH

JIDH AHAAN IYO CAQLI AHAAN INTABA U DHISAN KUWAAS OO NOQON DOONA SANADADA SOOSOCDA KUWA DAL KOODA IYO DADKOODA IYO NAFTADA KU ANFACA XIRFADA AY BARTEEN

Majirto xidhiiidh ama wasaarad ama haayad taageerta xarunta. Balse dhalinyro ayaa raba in ay isku tashtaan oo ay bartaan aqoonta boxing oo ah aqoon dunida maanta laga qadariyo aqoon dunida magac iyo mansab iyo maal intaba laga helo ah

Xaruntu waxay u furan tahay dhamaan dhalinyarada. Raga iyo dumarka iyo caruur iyo ciroole intaba xaruntu way u furan tahay
Ugu kaalay
Jidh dhis caqli dhis iyo muruq dhis intaba

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Boxing Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share