Faaqidaada Ciyaaraha

Faaqidaada Ciyaaraha waxaad halkan ka helaysaa wararka iyo faaqidaada ciyaaraha

18/04/2023

Liverpool Oo Gaysatay Xasuuq Lix Gool Iyo Maxamed Salah, Jota Gakpo Iyo Darwin Nunez Oo Dib U Helay Bandhigoodii Kubadeed

Dagaal Rasmi ah ayaa ka dhex bilaabmay maamulka Barcelona iyo kuwa Real madrid kadib hadaladii Maanta Joan laporta uu je...
18/04/2023

Dagaal Rasmi ah ayaa ka dhex bilaabmay maamulka Barcelona iyo kuwa Real madrid kadib hadaladii Maanta Joan laporta uu jeediyay isaga oo ku tilmaamay Madrid koox gacan saar la laheyd nidaamkii Diktaatoorka ee Franco iyaga oo ku tilmaamay Kooxdi Maamulka, Real madrid eedymahaas kamay aamusin ee waxa ay bogooda soo galiyeen muqaal ay ku tafatirayaan cadaawada Franco u hayay Real madrid halka kooxda Barcelona ay gudoonsiisay shahaadoyin iyo abaalmarino kala duwan.

Arintan ayaa sii holcinaysa khilaafka labada kooxood inkastoo ay heshiis ku yihiin tartanka super league hadana xidhiidhka labada kooxood ayaa sii xumaaday laga bilaabo markii Real madrid ay ku biirtay Dhinacyada Barcelona ku eedeeyay kiiska Nigrera.

Waa habeen kale oo kamid ah habeenada xasuuqa  Liverpool iyagoo markana Leeds ku burbursaday 6-1.Arnold booskan cusub ee...
17/04/2023

Waa habeen kale oo kamid ah habeenada xasuuqa Liverpool iyagoo markana Leeds ku burbursaday 6-1.

Arnold booskan cusub ee Inverted fullback dhexda so galayo aad ugu so baxaya.

10/07/2022

Canaan waalid waa barako

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faaqidaada Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category