alnasri somali fan's

alnasri somali fan's waxad ka heli doontaa dhamaan xogta naadiga alnasri

Full Time  Al Nassr 2-1 Abha RONALDO ⚽TALISCA ⚽
18/03/2023

Full Time Al Nassr 2-1 Abha

RONALDO ⚽
TALISCA ⚽

🔥Wuu dhaliyayBoqorka kubada Ca**ta Cawa Waxa uu dhaliyay laadkii xorta ahaa Ee ugu quruxda badanaa  abid👀🐐
18/03/2023

🔥Wuu dhaliyay

Boqorka kubada Ca**ta Cawa Waxa uu dhaliyay laadkii xorta ahaa Ee ugu quruxda badanaa abid👀🐐

Caawa iyo Goatka
18/03/2023

Caawa iyo Goatka

Cristiano Ronaldo 🐐:Markii aan yaraa, waxaan aabahay u sheegay in maalin uun taajir noqon doono oo guri weyn yeelan doon...
08/03/2023

Cristiano Ronaldo 🐐:

Markii aan yaraa, waxaan aabahay u sheegay in maalin uun taajir noqon doono oo guri weyn yeelan doono. Wuxuu ii sheegay in aysan suurto gal ahayn in ay dhacdo.
Wax walba waan haystaa maanta, laakiin aabahay ma haysto.

Goat 🐐 keena Like iyo follow
08/03/2023

Goat 🐐 keena
Like iyo follow

Cristiano Ronaldo ayaa “diyaarad ay ku raran yihiin teendhooyin, baarkimo, bustayaal, cuntada caruurta, caano, agab caaf...
05/03/2023

Cristiano Ronaldo ayaa “diyaarad ay ku raran yihiin teendhooyin, baarkimo, bustayaal, cuntada caruurta, caano, agab caafimaad si loo caawiyo dhibanayaasha Suuriya iyo Turkiga”, warbixin ay qortay Daily Mail ❤️

Is dhul dhig 🙏 🏾️

Ciyaartii habeen h**e aan la laheyn kooxda al Batin wixii dhex maray mid ka mid ah tageeraha garoonka yimid io Cristiano...
05/03/2023

Ciyaartii habeen h**e aan la laheyn kooxda al Batin wixii dhex maray mid ka mid ah tageeraha garoonka yimid io Cristiano Ronaldo.

Tageeraha: Cristiano Messi ayaa kaa fcn.

Ronaldo: haye waayahay Maad isaga daawatid maxaa idawanaysaa ani.😂😭

pepsi fan ahay ronaldana wa firsana isma keneyso abti.

goatka emotional kisah wadno xanuun waye yarkaas xaaladiisa halasoo ogaado 😂😂

Yes yes 3 - 1 ⚽️⚽️⚽️Come back cajiib ah cawa Three points 💛💪💪
03/03/2023

Yes yes 3 - 1 ⚽️⚽️⚽️

Come back cajiib ah cawa

Three points 💛💪💪

HF : Al Nasser 0 - 1 Al Batin Halftime danbe iyo is badal Insha'Allah
03/03/2023

HF : Al Nasser 0 - 1 Al Batin

Halftime danbe iyo is badal Insha'Allah

🚨Cristiano Ronaldo Ayaa Cawa  la Gudoonsiiyay abaalmarintiisa Ciyaaryhanka bisha Ee Horyaalka Dalka Sucuudiga
03/03/2023

🚨Cristiano Ronaldo Ayaa Cawa la Gudoonsiiyay abaalmarintiisa Ciyaaryhanka bisha Ee Horyaalka Dalka Sucuudiga

40 channel oo dunida oo dhan ah Ayaa Ronaldo dartiis caawa soo gudbin doona kulanka Nasr iyo Batn ee horyaalka Sacuudiga...
03/03/2023

40 channel oo dunida oo dhan ah Ayaa Ronaldo dartiis caawa soo gudbin doona kulanka Nasr iyo Batn ee horyaalka Sacuudiga.

H**e umay dhicin in Horyaalka Sucuudiga sida. Loo daawado 📺

Alle ha soo hanuuniyo 🐐 keena
23/02/2023

Alle ha soo hanuuniyo 🐐 keena

Address

Hargaysa
Hargaysa

Telephone

+252633017094

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when alnasri somali fan's posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to alnasri somali fan's:

Share

Category