08/03/2025
ASALAAMU CALAYKUM DHAMAAN TAAGEERAYAASHA EX_HIGLO IYO DHAMAM UMADA MUSLIMIINTA MEEL KASTA AAD JOOGTAAN 🙌❤️
Ramadaan Mubaarak Umada muslimijnta Mel walba ad joogtan Waa jumcii koowaad ee bisha barakaysan Ramadaan Kuwii Khayrkeeda Ka faa,idaysta alla ha inaga Dhigo caafimad iyo Nabad qab alla ha inoogu Dhammeeyo khayrkeedana illahy (S.W.T) Ha ina WaaFajiyO DhamaaNteeN🤲🙌❤️