Xiriirka sportska deg godinlbe

Xiriirka sportska deg godinlbe godinlabe

MahadnaqWaxaan umahadcelinaynaa  wasarada dhalinyarada iyo cayaraha o u ugu horeyo wasirku  oo   magacabay    xukumada s...
06/05/2023

Mahadnaq
Waxaan umahadcelinaynaa wasarada dhalinyarada iyo cayaraha o u ugu horeyo wasirku oo magacabay xukumada sportska iyo tan dhalinyarada deg waxaan idinlenahay markale mahadsanidin

Dhaman aqiyarta la magacabayna waxaan idinlenahay hamblyo
Xilka la idin igmaday Alla Ha idinku Asturo

Hadal yar iyo Howl badan

Waxa no furmey cupki sarei   oo ay Ku jiraan lix koxood
05/12/2022

Waxa no furmey cupki sarei oo ay Ku jiraan lix koxood

Bismillha waxaa si heer sare ah nagu so itlaadey   CUP o ayantan Ka socdey garonka ciyaraha d   waxana ciyar rigorayal l...
02/12/2022

Bismillha waxaa si heer sare ah nagu so itlaadey CUP o ayantan Ka socdey garonka ciyaraha d waxana ciyar rigorayal lagu kala badiyay cupka Ku qadey waxan sido kle u Mahad celinaa shaman asxabti nagal qeyb qadatey oo u horeeyo gudoomiye Cabdi Salaan Axmed Mire
Dr maxamud hirab usame salad saadaq shiine
Mascud salad cishe Nur sacid iyo shaman inta kle oo anan wada xusi Karin mar labad wad mahadsantihin

Bari oy tarikhdu tahay     30/11/22Ayaa  waxa no so xirmi dona insha allh hadu alle idmo   waxan finalka wada ciyari don...
29/11/2022

Bari oy tarikhdu tahay 30/11/22
Ayaa waxa no so xirmi dona insha allh hadu alle idmo waxan finalka wada ciyari dona labada team e kala ah fc vs kaso qeyb galkagu waa no muhiim

Ciyar xiso leh aya dhex martey yaryarka Deg baxdo iyo kuwa deg godinlabe
24/11/2022

Ciyar xiso leh aya dhex martey yaryarka
Deg baxdo iyo kuwa deg godinlabe

Kulankii u danbeeyey sami finalka ayaa galabtey LA ciyaarey ciyaar Ku dhamatey rigoorayaal 4 iyo 5 ciyaar xiiso badan
21/11/2022

Kulankii u danbeeyey sami finalka ayaa galabtey LA ciyaarey ciyaar Ku dhamatey rigoorayaal 4 iyo 5 ciyaar xiiso badan

Ciyaartii xisaha badneed galabtey oo rigoorayaal lagu kala baxey
20/11/2022

Ciyaartii xisaha badneed galabtey oo rigoorayaal lagu kala baxey

Kulankii 4aad ayaa galabtey no qabsoomey
09/11/2022

Kulankii 4aad ayaa galabtey no qabsoomey

Moha saciid ayaa lo dortey ciyaryahanki ugu ficnaa kulanki galabtey
06/11/2022

Moha saciid ayaa lo dortey ciyaryahanki ugu ficnaa kulanki galabtey

Bismillah waxaa galabtey oo tarikhdu tahay 6/11/22 garonka ciyaraha d godinlabe noga furmey cup aan ugu magac darney AUN...
06/11/2022

Bismillah waxaa galabtey oo tarikhdu tahay
6/11/22 garonka ciyaraha d godinlabe noga furmey cup aan ugu magac darney AUN
oo ahaa mid Ka mid ah ragii sare u qaadey sports Ka godinlabe koobab badan na USO hooyey cup Ka aya waxa kuwada lolamaya 6 kooxod waxan galabtey kulankisi wada ciyarey labada koxod oo kala ah
Fc vc waxeyna gushu racdey fc

Bismillah Waxa galabtey oo tariikhdu tahay 10/8/2022Si sharaf leh noguso dhamadey tartanki sarei cOo ay Ku guuleysatay  ...
10/08/2022

Bismillah

Waxa galabtey oo tariikhdu tahay 10/8/2022
Si sharaf leh noguso dhamadey tartanki sarei c
Oo ay Ku guuleysatay aad iyo aad ayan ugu mahad celeynaa dhaman qof kastoo nagala so shaqeyey way Mahad snyihn
Si garaa ustaad qaahira iyo gudomiye Cabdi shakuur oo qayb Wayn Ka qatey insha allh

Like me please

27/07/2022


Address

Godinlabe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka sportska deg godinlbe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share