Zanjab Sports

Zanjab Sports kusoo Shaqada Bogga Rasmiga ah ee Ciyaaraha Zanjab Sports
what'sapp 0634675333

16/09/2026

Kulanka Caawa Xidiga Cirka 🆚 Socdaalka Horyaalka Heerka Kowaad Ee Casimada Hargeisa

Ciyaartoy Khaled Cirgujeh   Ayaa Bartiista Facebook qoralkan Iyo Sawirkan Ku Baahiyey
16/09/2026

Ciyaartoy Khaled Cirgujeh Ayaa Bartiista Facebook qoralkan Iyo Sawirkan Ku Baahiyey

Gool-hayihii H**e ee Naadiga Ciidanka  Qaranka ee Gaashan Yahye ayaa si rasmi ah ugu wareegay Naadiga GOODIR GABILEY.
16/09/2026

Gool-hayihii H**e ee Naadiga Ciidanka Qaranka ee Gaashan Yahye ayaa si rasmi ah ugu wareegay Naadiga GOODIR GABILEY.

RASMI: Naadiga Dawlada Hoose Gabiley Naadiga Dawlada Hoose Gabiley oo heshiis la Gashay Abdirahman dirwa Iyo yacquub Cir...
16/09/2026

RASMI: Naadiga Dawlada Hoose Gabiley

Naadiga Dawlada Hoose Gabiley oo heshiis la Gashay Abdirahman dirwa Iyo yacquub Cirguje
Oo ka mid ahaa Naadiyada Heerka 1 aad ee Gabiley

Naadiga Ciidanka Booliska Gabiley Oo lasoo Wareegtey Ciyaartooyo Cusub Soona Bandhigay
15/09/2026

Naadiga Ciidanka Booliska Gabiley
Oo lasoo Wareegtey Ciyaartooyo Cusub Soona Bandhigay

Ciidanka Booliska Gabiley Khaled Cirgujeh
15/09/2026

Ciidanka Booliska Gabiley
Khaled Cirgujeh

Rasmi :  Heshiis Ciyaartoy Khaled Cirgujeh  oo si Ramsi ah ugu biiray kooxda Ciidan Booliska Gabiley ✍🏻
15/09/2026

Rasmi : Heshiis

Ciyaartoy Khaled Cirgujeh oo si Ramsi ah ugu biiray kooxda
Ciidan Booliska Gabiley ✍🏻

Isku aadka Wareega Saddexaad Ee horyaalka Heerka kowaad ee Caasimadda hargaysa. Nalla wadaag kulanka ugu adag todobaadka...
14/09/2026

Isku aadka Wareega Saddexaad Ee horyaalka Heerka kowaad ee Caasimadda hargaysa. Nalla wadaag kulanka ugu adag todobaadka?

🚨 WAR CUSUB | SUUQA CIYAARTOYDA 🚨Ciyaaryahanka Khaalid Cirgujeh ayaa macasalaamaynaya kooxdiisii Dawladda Hoose ee Degma...
14/09/2026

🚨 WAR CUSUB | SUUQA CIYAARTOYDA 🚨

Ciyaaryahanka Khaalid Cirgujeh ayaa macasalaamaynaya kooxdiisii Dawladda Hoose ee Degmada Gabiley.

Khaalid ayay warar hoose sheegayaan in uu Ku biirayo Kooxda Goodir Gabiley, oo uu h**e uga tirsanaa. 🔄⚽️

Dhawaana waxa bilaami doona horyaalkii heerka 1aad ee G.Gabiley

🚨Derby Manchester United   🔴  Vs  🔵   CityRed or Blue Saadaaali kulanka Caawa
13/09/2026

🚨Derby Manchester

United 🔴 Vs 🔵 City
Red or Blue

Saadaaali kulanka Caawa

Address

GN 20/20
Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zanjab Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share