Kooxda Baanka Gabiley

Kooxda Baanka Gabiley Gabiley Bank Club ❤️

Nuur Yare Iyo Shaakir Xaaji Waa Laba Ciyaartooy oo Laf Dhabar U Ah Kooxda Dawlada Hoose Ee Gabiley Waxaanay Kasoo Muuqan...
01/02/2024

Nuur Yare Iyo Shaakir Xaaji Waa Laba Ciyaartooy oo Laf Dhabar U Ah Kooxda Dawlada Hoose Ee Gabiley Waxaanay Kasoo Muuqan doonaana Dhawaan Horyaalka Horyaalada Somaliland Ee Barbera Ka Furmi Doona.

🙏

Mid Kamid Ah Difaacyadii Ugu Shubsanaa Horyaalkii A da Gabiley Oo Maanta Berbera U Amba Baxay Isagoo Xidhan Maaliyada Da...
31/01/2024

Mid Kamid Ah Difaacyadii Ugu Shubsanaa Horyaalkii A da Gabiley Oo Maanta Berbera U Amba Baxay Isagoo Xidhan Maaliyada Dawlada Hoose Ee Gabiley.

Naadiga ku ciyaara magaca Baanka Gabiley ayaa sanadkan wacdaro ka dhigaya horyaalka heerka 2aad ee Gobalka Gabiley waxaa...
28/01/2024

Naadiga ku ciyaara magaca Baanka Gabiley ayaa sanadkan wacdaro ka dhigaya horyaalka heerka 2aad ee Gobalka Gabiley waxaanay kaalinta 1aad ka dambeeyaan kooxda Haysa Hogaanka laba dhibcood oo kaliya kulana uu baaqi u yahay.

Stay Proud ❤️🙏

27/12/2023

Maamulka Iyo Macalimiinta Kooxda Ku Ciyaarta Magaca Baanka Gabiley Ee Heerka 2aad Waxay Si Dhow Ula Socdaan Arimaha Ka Dhex Aloosan Xidhiidhka Gobalka Gabiley Iyo Kooxaha Ku Tartamaya Heerka 2aad Ee Gabiley, Maamulka Iyo Macalimiintuna Waxay Go,aan Ka Soo Saari Doonaan Wixii Khuseeya Ee Danaha Kooxda Ah Ee Ka Khuseeya Arimaha Tartanka.

Wabilaahi Tawfiiq

Address

Laag-barako
Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda Baanka Gabiley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kooxda Baanka Gabiley:

Share