Ibnu xiyo cabdilaahi

Ibnu xiyo cabdilaahi Flowing iyo share intaasuun halagaa hello

18/07/2025

Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

27/06/2025

Muuse roobke

04/06/2025

Waaryaa masalaha kudilay

04/06/2025
15/05/2025

Xafiiskee lagasoo qaaaday kursigan

18/03/2025

Taliyaha ciidanka qaranka somaliland

18/03/2025

Wajaale

17/03/2025

Muqdisho

21/04/2024

Òlolihii doorashada oo bilaabmaya

Alle ha u naxariiste waxa Caawa Cusbitaalka guud ee Magaalada ku geeriyooday Sheekh Maxamuud Maxamed Suufi, Wasiirkii H*...
16/04/2023

Alle ha u naxariiste waxa Caawa Cusbitaalka guud ee Magaalada ku geeriyooday Sheekh Maxamuud Maxamed Suufi, Wasiirkii H**e ee Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Sheekh Suufi ayaa ka mid ahaa Culimada waawayn ee Somalialnd, Geerida Sheekha AHUN waxa ii xaqiijiyay hada Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood.

Sheekha Ayaa Soo saaray Culimo badan oo Cilmiga Tafsiirka Quraanka uu baray oo uu ka mid yahay Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Geerida Adeero waxaan ka tacsidaynayaa Eheladii Qarabadii iyo Qaranka JSL gaar ahana bahda culimada ee uu ka tirsanaa AHUN.

Address

Wadada Halbowlaha
Gebiley
XIYODALMAR

Telephone

+252633497557

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu xiyo cabdilaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibnu xiyo cabdilaahi:

Share