Garowe City Club Football

Garowe City Club Football Pageka Saxda ah ee kooxda Garoowe city

Friendly Game Garowe City vs Wadajir โฐ 03:30pm๐ŸŸ๏ธ Mira Awaare   ๐Ÿ“… Khamiis,03/09/2026
02/09/2026

Friendly Game
Garowe City vs Wadajir

โฐ 03:30pm
๐ŸŸ๏ธ Mira Awaare
๐Ÿ“… Khamiis,03/09/2026

Saxiix kale oo Cusub Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football  ayaa lasoo wareegtayCiyaarya...
29/08/2026

Saxiix kale oo Cusub
Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay

Ciyaaryahan ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—–/๐˜„๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ (๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ผ)
Ku Soo dhawoow Kooxda Caasimada.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa weli ku hawlan Dardargalinta iyo Hormarinta Kooxda Caasimada

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahankii labaad oo Cusu...
28/08/2026

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahankii labaad oo Cusub kuna Soo biiraya Xili Ciyaareedka Cusub 2026/2027

Ciyaaryahan ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–/๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—พ ๐—ฆ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ (๐—๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ)
Ku Soo dhawoow Kooxda Caasimada.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa weli ku hawlan Dardargalinta iyo Hormarinta Kooxda Caasimada

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football  ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahano Cusub Xili Ciya...
25/08/2026

Kooxda Dowladda hoose ee Caasimadda Garoowe Garowe City Club Football ayaa lasoo wareegtay Ciyaaryahano Cusub Xili Ciyaareedka Cusub.

Ciyaaryahan Najiib Faarax Aadan ( ) oo ka ciyaara Garabka Bidix ee weerarka.

Macalinka Kooxda Caasimadda Garowe City Mohamoud Esse Aw Ahmed ayaa wada Dardargalinta iyo Isku dubaridka Kooxda Caasimadda Garoowe taas oo kamid ah Kooxaha Heerka 1โ€™aad ee Gobolka Nugaal.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Maamulka,macalimiinta iyo dhammaan ciyaartoyda Kooxda Garowe City Club Football  Waxay tacsi tii...
04/07/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Maamulka,macalimiinta iyo dhammaan ciyaartoyda Kooxda Garowe City Club Football Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay waxaan si gaara ugu tacsiyaaynaynaa legendkii h**e ee Kooxda soo noqday macalimiinta soo laylisay kooxda Elcaptaino Abdulahi Gacmovic Somalia.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dambigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo. Ehelka iyo qoyskeedana waxaan Alle uga baryayaa samir iyo iimaan uu ka siiyo geeridaas murugada leh.
Aamiin.

22/06/2026

Macalinka Kooxda Caasimada
Garowe City Club Football
Mohamoud Esse Aw Ahmed

20/06/2026

Kooxda Caasimada
Garoowe City Football Clup

19/06/2026

Saxiixyada cusub ee Ku Soo biiray Kooxda Garoowe City Football Clup xagaagan

1. Maxamed Faarax Maxamuud
2. Cabdinaasir Siciid Faarax
3. C/laahi maxud Xaashi
Ku Soo dhawaada Kooxda Caasimada Garowe

Full-time Garoowe City 1 - 0
19/06/2026

Full-time
Garoowe City 1 - 0

CIYAAR SAAXIIBTINIMOGaroowe City vs  ๐ŸŸ๏ธMire Awareโฐ3:30pm
18/06/2026

CIYAAR SAAXIIBTINIMO

Garoowe City vs

๐ŸŸ๏ธMire Aware
โฐ3:30pm

Address

Nugaal
Garowe
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garowe City Club Football posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category