Spaghetti Fc Garoowe

Spaghetti Fc Garoowe Kooxdu waxay ka dhisan tahay Magaalada Garoowe.1st Kaptan Abdiqani Ismail, 2sd Abdihafid Hambo

25/11/2025
24/11/2025

Visa Dalxis dalka Masar
Awal waxa lagu heli jiray 7 maalin hadda waxa ku helaysa hal maalin.

Book Now: 0907763574

23/11/2025
21/11/2025
21/08/2024

Kuso dhawaada Page-ka cusub ee rasmiga ee kooxda Spaghetti Fc Garoowe.

Kooxdu waxay kulamo ku ciyaartay Qardho, laascaano iyo Burtinle waxayna ka gaartay guulo la taaban karo.

Qardho waxan tagnay labo jeer
1 lose
1 win

Lascaano waxan tagnay hal jeer
1 win

Burtinle waxan tagnay labo jeer
1 lose
1 win.

Kooxdu dhawaan waxay u safraysa Magaalada lascaano oo markeedi labaad ay tagayso.

Address

X. Halgan, Garoowe Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Spaghetti Fc Garoowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category