Sharma Abdirisak Farah

Sharma Abdirisak Farah KUSOO DHOWOW PAGE KAYGA RASMIGA AH


MAHADSANID

11/12/2020

Ruuxa bini Admiga ah Maskaxdiisu Haday 360° Wareegto wuu Walanaya
Muqaalkaan ila Daawada

Kadibna

Kusoo dhawow  Qarniga 21-aad:1: Xilli guurka xalaasha ahi qaali yahay sinaduna bilaash tahay.2: xili adeegga pizza'du ay...
11/12/2020

Kusoo dhawow Qarniga 21-aad:

1: Xilli guurka xalaasha ahi qaali yahay sinaduna bilaash tahay.

2: xili adeegga pizza'du ay kahor timaado adeega ambulance'ta.

3: Xili lumista taleefoon'ku uu ka xanuun badanyahay lumista karaamada.

4: xili qofnimada lagu qiimeeyo labiska.

5: Waqti daacadnimadu ay noqotay dhaqanka baadiyaha.

6: waqti ay lacagtu tahay astaanta xornimada, cadaalada iyo sinaanta.

7: Kusoo dhawoow Casrigan madow🖤!

8: Waqti beentu ay tahay naxariis khiyaanaduna tahay caqli, faqriguna yahay ceeb, qaawanaantuna tahay xadaarad.

9: Kusoo dhawow waqti illahay la'aaminsanyahay balse aan cabsiyi jirin.

10: Kuso dhawow waqti aad kuraaxaysanayso inaad dirto heeso iyo muuqaallo qaawan balse aad ciriiri ku dareento inaad aayad quraan ah share garaysid.

11: Kusoo dhawoow maalmihii ugu dambeeyey dunidaan.

Qore : Sharma Abdi

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan dheh oo lawadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan ugana Faa'iidaystaan qoraalkan.

Hadaad tahay walaal ku cusub boggan, nagula soo biir si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.

El-Classico Aan ku Sugno Sawirka koowaad ayuu soo dhigay bartiisa Face book isagoo muujinaya sida uu ugu faraxsanyahayWu...
24/10/2020

El-Classico Aan ku Sugno

Sawirka koowaad ayuu soo dhigay bartiisa Face book isagoo muujinaya sida uu ugu faraxsanyahay
Wuxuunu kudul qoray: waa markii ugu horreysay ee aan raaco BUS ama GAADHI ay gabdh wado
5 daqiiqo kadib waxa uu soo dhigay sawirkiisa labaad😂😂😂

Page like saar

Astonvilla 0:3 Leeds Caruurtaan Kaalin 1 isku Adkeynaya Waa 5ta Kulan ee H**e Kaalmahooda 15aad Ha Adkeystaaan Wiilkii y...
23/10/2020

Astonvilla 0:3 Leeds
Caruurtaan Kaalin 1 isku Adkeynaya Waa 5ta Kulan ee H**e Kaalmahooda 15aad Ha Adkeystaaan
Wiilkii yaraa ee 's ayaa Ku kala Diray Caruurti madaxa Adkaa Ee Aston Villa
Habeen wacan Shaqa Wacan

Hala kala Boxo Caawa Messi❤ Ronaldo😲
23/10/2020

Hala kala Boxo Caawa
Messi❤ Ronaldo😲

Maxamed Siciid Abdi Oo Loo Yaqaan (Maxamed Bk) Ayaa Gabi Ahaan Fanka Iskaga Baxay, Sida Uu Xaqiijiyay Fanaanka Caanka Ah...
17/10/2020

Maxamed Siciid Abdi Oo Loo Yaqaan (Maxamed Bk) Ayaa Gabi Ahaan Fanka Iskaga Baxay, Sida Uu Xaqiijiyay Fanaanka Caanka Ah Ee Nimcaan Hilaac:

Nimcaan Ayaana Bartiisa Facebook Ku Qoray:"Maxamed Bk Waxaan Kugu sagootiyo Ma Aqaan, Fankaa Cidlooday."......Maxamed Bk Ayaa Noqonaya Fanaankii 3aad Ee Fanka Ka Baxay Muddo Bil Ah Gudaheeda.

🔵⚫️ Inter 0-2 AC Milan 🔴⚫️Inter 0:2 Zlatan Ibrahimovic
17/10/2020

🔵⚫️ Inter 0-2 AC Milan 🔴⚫️

Inter 0:2 Zlatan Ibrahimovic

Everton galabta  haday ka badiso liverpool   taariikhda markii ugu horaysay bay noqon  oo ay 5 ta kulan ee ugu horysa  B...
17/10/2020

Everton galabta haday ka badiso liverpool taariikhda markii ugu horaysay bay noqon oo ay 5 ta kulan ee ugu horysa

Badiso horyaalka Egland

Berri shawga uu james goodison park ku qaban doono yuusan ku dhaafin 🤣
16/10/2020

Berri shawga uu james goodison park ku qaban doono yuusan ku dhaafin 🤣

Mason green wood  ayaa la filayaa inuu no 9 ahaan ugusoo bilaaban doono berri Ciyaarta kooxdiisu u safri doonto kooxda N...
16/10/2020

Mason green wood ayaa la filayaa inuu no 9 ahaan ugusoo bilaaban doono berri

Ciyaarta kooxdiisu u safri doonto kooxda Newcastle si uu bedel ugu noqdo martial oo ganaax ku maqan 🔥

16 sano ka hor Manta oo kale  kubada cagta ayaa heshay Wiil yar oo reer Argentine ah oo la yiraahdo Lionel Messi balse a...
16/10/2020

16 sano ka hor Manta oo kale kubada cagta ayaa heshay Wiil yar oo reer Argentine ah oo la yiraahdo Lionel Messi balse aan Wax badan laga Garanayn Wakhtigaas.
Oktoobar 16 2004, Frank Rijkaard, oo ahaa tababarihii FC Barcelona ee waqtigaas,Frank ayaa waxa aad usoo jiidatay mucjiso yar intii lagu jiray kulankii Barcelona. Da'diisu waxay ahyd 17 sano, 3 bilood iyo 22 maalmood,
Lionel Messi wuxuu badalay Deco daqiiqadii 82aad ee ciyaarta wuxuuna ciyaaray daqiiqadihiisii ​​ugu horeeyay ee ciyaarta .
Lionel wuxuu xirtay nambarka 30, isagoo ku daray lambarrada maaliyadda labadiisa saaxiib Ronaldinho iyo Deco. Lio inkastoo ay habeenkaas u ahyd Habeen Khaas ah Hadana Ma uusan dhalin wax goal ah habeenkaas. Waxay ahayd inuu sugo ilaa ciyaartii ugu dambeysay ee xilli ciyaareedka inuu ka furo koontadiisa Barça. 🔥
?

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kevin Debruyne uu  seegi doono kulanka berri  Kooxdiisa man city la ciyaari doonto koox...
16/10/2020

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay in kevin Debruyne uu seegi doono kulanka berri

Kooxdiisa man city la ciyaari doonto kooxda Arsenal 🔥🔥🔥

Address

Qardho
Garowe

Telephone

+252618416690

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharma Abdirisak Farah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share