24/08/2019
Mata" U ciyaarista kooxdan Manchester United, Waa wax aad ugu muhiimsan mustaqbal ciyaareedka ciyaaryahanka,Taasi waa sida dhabta. Ciyaartoy badan ma awoodaan inay yiraahdaan 'Waxaan u ciyaaray Manchester United'.
" Waxaan halkaas joogay Manchester lix, todobo ilaa sideed sano, Taasi waa mudnaan gaar ah, Markii aan yaraa oo ku sugnaa Spain, Kaliyah waxaan waligay doonayay inaan noqdo ciyaar yahan caalami ah oo kubada cagta ah.
" Haatan waxaan joogaa koox ay usoo wada ciyaareen David Beckham, Ryan Giggs, Paul Scholes iyo Eric Cantona".
True Gentleman😍 Juan Mata