12/07/2026
MA OGTAHEY: In sharciyada Cusub ee Lagu soo kordhiyay World Cup kan kubada cagta ay qayb ka tahey in VAR ay soo dhex gali karto Jaalaha (Yellow Card), Sida caawa dhacday Ciyaaryahanka Lambarka 7 ee Xulka Switzerland ayaa sameeyay Jiliin (Simulation) Balse Garsooraha ayaa u dhigay Foul Isago Jaale siiyay ciyaaryahan lambarka 5 Ee argentina, VAR ayaa soo fara galisay Waxa la sheegay in ciyaaryahankas uu sameeyay Jiliin (Simulation) Sidaa darteed isaga Jaale la siiyo (Second Yellow Card) Maadama uu Jaale h**e qabay Sidaasna Jaalihii looga tir tiray Ciyaaryahankii Argentina.
FG: Ogow hadii uusan Ciyaaryahan Lambarka 5 aan la siiyen Yellow card VAR maso fara galiseen sababta ay VAR uso fara galisay in Kaar khaldan la siiyay Ciyaaryahanka Argentina.