Nugaal Horse Caring Firm

Nugaal Horse Caring Firm Nugaal Horse Caring firm wants to play a major role in caring for Somali horses as well as the preservation of their ancient history.

11/05/2022

❤️🔥🐎

05/05/2022

Sugaan Mug weyn iyo taariikhada fardaha Soomaaliyeed iyo soo nooleyntooda baa u taganahay 🐎🥰

#خيل

Weriye
03/05/2022

Weriye

02/05/2022

Farxadda Ciidul Fidriga iyo faradaha maxaa ka cajiibsan

Ciid wanaagsan 🥰
📍 Goobtu Waa Shuxle Park Garowe

#خيل

Maalinta Koowad Ciidul fidriga iyo Fardaha Xarunta, waxaad ka heli karaysaa beerta Shuxle Park Farxad ku ciid 😍
02/05/2022

Maalinta Koowad Ciidul fidriga iyo Fardaha Xarunta, waxaad ka heli karaysaa beerta Shuxle Park

Farxad ku ciid 😍

Xaruntu  waxay idinku diyaarisay Beeerta Shuxle park maalmaha ciidul fidriga fardo Nagala soo qeyb gal oo kula dabaa dag...
01/05/2022

Xaruntu waxay idinku diyaarisay Beeerta Shuxle park maalmaha ciidul fidriga fardo Nagala soo qeyb gal oo kula dabaa dag ciyaalka iyo xaafadda.

FARDAHAWaayadii h**e Farduhu waxay soomaalida u ahaayeen Noolaha ugu qiimaha badan ee ay dhaqdaan, Qaddarin iyo qaayo go...
15/04/2022

FARDAHA
Waayadii h**e Farduhu waxay soomaalida u ahaayeen Noolaha ugu qiimaha badan ee ay dhaqdaan, Qaddarin iyo qaayo gooniya ayay agtooda ku lahaayeen, hoygooduna wuxuu ahaa Nugaal oo ay aad ugu dhaqnaayeen haddana way ku dhaqan yihiin, 100kii sano ee ugu dambeeyay dhaqashadii fardaha ee soomaalida waxa ku yimid hoos u dhac aad u weyn, booskoodiina waxaa baddelay Gaadhi.

Dhawr siyaabood oo kala duwan ayaa fardaha loo dhaqan jirey waxaana ka mid ahaa; gaadiid ahaan, xarrago ahaan, iyo in loo adeegsado gulufka iyo dirirta oo waxay ku jireen halka maanta ay innoogu jirto baabuurta gaashaamani.

Sida la sheego bulshada soomaalidu Fardaha ay dhaqato waxaa loo qaybiyaa siddeed qaybood oo kala ah;

-Xamar
-Ashkir
-Bullaale
-Caynab
-Boosaaq
-Qaaje
-Addin-gaab
-Baroor

Gabaygan soo socda waxaa tiriyey Abwaan Faarax-afcad mar uu Carra-Nugaaleed faras usoo doontay, dadkii uu u yimid si wacan bay nugaal ugu qabteen, markuu dantii uu u socday u sheegay intay gobannimo ka qabeen goor subaxa ayay dhammaan fardihii meel isugu keeneen una sheegeen inuu ka xusho Faraska uu rabo.

Halkaas ayuu ka mariyey gabay waayadii dambe caan noqday oo uu ku sheegay siddeedda nooc ee fardaha soomaalidu u qaybsamaan, isagoo gabagabada gabaygana ku xusay faraskii uu rabay iyo Astaamihiisa wuxuu yidhi :-

Nin ugaadhsadaa Xamarka jecel orod dambeedkiise;
Usha iyo dhawaaquu sugaa yuusan ii imannin
Ashkir orodkii waa maalintuu oofa-weyn yahaye;
Ololaha nin jecel baan ahee yuusan ii imannin
Bullaale af-adayggaan ku nacay aar hasoo rido'e;
Niman urursan buu kuu gashaa yuusan ii imannin
Ma irdhaysna oo Caynab waa faras ogaadeene;
Oday baa ubada loo sudhaa yuusan ii imannin
Hadduu oomo Boosaaq naftay kala dhaqaaqaane
Oroorkii maqnaa kuguma simo yuusan ii imannin
Qaajaha indhaha diiran lihi waa inkaar qabe'e;
Oodda iyo qodaxda kuma socdee yuusan ii imannin
Addin-gaab arooryada horuu igigif leeyaaye;
Uur-yacay abaar k**a baxe yuusan ii imannin
Afar-midable uurkiyo fankiyo adhaxdu weynaatay
Isha waxaan la raacaa fardaha kan u itaal roone;
Oogada madoobow Baroor ubaxa ayaan dooni.

WQ: Axmed Soomaali, Buuhoodle.

Biciid

Galabta iyo  😍             #خيل
09/04/2022

Galabta iyo 😍



#خيل

05/04/2022

🐎❤️

#خيل

24/03/2022

Misabku waa Bulley Madaw ❤️ goobtu waa Garowe iyo xarunta xaananyta fardaha Nugaal


Caynab 🖤🐎🔥
29/01/2022

Caynab 🖤🐎🔥






17/01/2022

Nugaal Horses ❤️

Address

30 Street
Garoowe

Telephone

+252907739948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugaal Horse Caring Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share