Galdogob Football academy

Galdogob Football academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Galdogob Football academy, Sports Team, Galdogob, Galdogob.

   dhamaan dhalinyarada xiiseysa kubada cagta waxaan ogesiineynaa inaa dhawaam furi doono academay sports oo aan horey d...
09/01/2023

dhamaan dhalinyarada xiiseysa kubada cagta waxaan ogesiineynaa inaa dhawaam furi doono academay sports oo aan horey dhawr jeer u cilaaamay dadaal dheer kadib waxaan rajaynaa tariikhd Isdiwaan galinta dahfurno maalinta Arabacda 01/02/2023.

Qof kasta oo dhalinyaro ah wuxuu fursad u haystaa inuu iska diwaan galiyo academy

Wajiga kowaad waxaa laqaadan doonaa 20 qof oo dhalanayro ah oo dad,doodu udhaxayso 15 sano ilaa 20 sano jir,

Sharuudaha laga rabl qofka isdwaan galinaya, inuu soo gudbiyo.

• Magaciisa oo sadexan
• Dad,da, uujiro
• Position ka uuka dheelo

1. Inuu yahay qof wax maqal leh qadaaanaya awaamiirta ay siinayaan macalimiinta academay ga

2. Inuu la yimaado ama usoo diro hal sawir oo ah kuwa teesaraha lasaro camal

3. Inuu yahy qof aan laahyn balwad.

Waxyaahaba ay Academy bixindoonto

1. Garoon aalamiito
2. Jirdhis isbuucleh ah
3.Id card Lasinayo Qofka

Intaas hadii aad soo dhameystiro waxaad noqon doonaa mid ladiiwaan galiyo

Hadii aad diyaar u tahy inaad iska diiwan galiso academy yadaan fadlan whatapp kaan kala xariir
Numer whats appkaan _ 0907730600

Ama link gaan https://wa.me/+252907927621 mahadsanid

Address

Galdogob
Galdogob
252

Telephone

+252907730600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galdogob Football academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category