Hal-Abuur International Academy

Hal-Abuur International Academy Education is a bridge from Misery to hope

Isdiiwaan galintu way socotaaa. Fadlan booqo hal-abur international Academy ..
26/07/2025

Isdiiwaan galintu way socotaaa.
Fadlan booqo hal-abur international Academy ..

18/01/2025

Xaflad dhiirigalin ah oo loodhigay ardayda dhigata Hal-Abuur International Academy

Xaflad dhiirigalin ah ayaa loo qabtay Arday iskuulka Hal-Abuur International Academy kadib markii ay horisocod wanaagsan...
17/01/2025

Xaflad dhiirigalin ah ayaa loo qabtay Arday iskuulka Hal-Abuur International Academy
kadib markii ay horisocod wanaagsan ka sameeyeen waxbarashada ay dhigtaan . Gaar ahaan maadooyinka kala ah
MATH , SCIENCE , ENGLISH.
Xaflada ayaa ka qabsoontay garoonka cagaaran ee iskuulka.

26/11/2024

Gudoomiye bishaar kilwe oo maanta booqosho ku yimid, iskuulka Halabur International Academy .

24/11/2024
21/11/2024

Iskuulka hal abuur Halabur International Academy waa iskuul ardayga udiyaarinya hab la jaan qaadaya calamka waxaana laga fudray magaalada galkacyo xaafada is raac bariga kantroolkii h**e galkayo dhinaca waqooyi
Wixii faah faahin kala xiriir numbarada hoos ku qoran .

+252907790544
+252907774610
+252907645581

15/11/2024

Hal-abur International Academy

Iskuulka caalamiga ah ee HAL-ABUR INTERNATIONAL ACADEMY Waxaa booqosho rasmi ah ku yimid qeybo ka mid ah dhalinyarada aq...
04/11/2024

Iskuulka caalamiga ah ee HAL-ABUR INTERNATIONAL ACADEMY
Waxaa booqosho rasmi ah ku yimid qeybo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee bulshada reer Gaalkacyo, waxayna warbixino kala duwan ka dhagaysteen, maamulka iskuulka, sidoo kale waxayna booqasho ku tageen si gaar ah, fasallada , goobaha nasiinanada iyo garoonka cayaaraha iyo jimicsiga, ugu danbeyn waxay kusoo dhamaatay booqashadii guul iyo farxad.

27/10/2024

#

27/10/2024

Physical education

Address

Galkaio/Mudug/
Gaalkacyo
SO252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-Abuur International Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category