Calanley f.c

Calanley f.c Kusoo Dhawoow Barta Saxda ah Ee Calanley Football Club

Kooxda daโ€™yarta Heerka 5-aad ee Xaafadda Calanley ayaa maanta si rasmi ah usoo bandhigay dareeska cusub ee kooxda ๐ŸŸฅโœจDhal...
07/05/2026

Kooxda daโ€™yarta Heerka 5-aad ee Xaafadda Calanley ayaa maanta si rasmi ah usoo bandhigay dareeska cusub ee kooxda ๐ŸŸฅโœจ

Dhalinyaro leh hibbo, karti iyo hammi sare ayaa diyaar u ah inay magaca Calanley meel sare gaarsiiyaan ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ

โ€œMustaqbalka kubadda cagta wuxuu ka bilaabmaa daโ€™yarta maanta.โ€ โค๏ธโšฝ๏ธ

โšฝ MATCH DAY โšฝ๐Ÿ”ด Calanley FC vs Somtel FC ๐ŸŸก๐Ÿ† Heerka 4aad๐Ÿ“… 24 April 2026โฐ 4:00 PM๐ŸŸ Somtel Stadium
24/04/2026

โšฝ MATCH DAY โšฝ
๐Ÿ”ด Calanley FC vs Somtel FC ๐ŸŸก
๐Ÿ† Heerka 4aad
๐Ÿ“… 24 April 2026
โฐ 4:00 PM
๐ŸŸ Somtel Stadium

๐ŸFULL TIME Calanley FC 5๏ธโƒฃโ€“2๏ธโƒฃ Dur Dur City ๐ŸŸ M.H. Urey Stadiumโšฝ Guul weyn oo ay gaartay Calanley!๐Ÿ’ฅ Bandhig ciyaareed ca...
20/04/2026

๐ŸFULL TIME

Calanley FC 5๏ธโƒฃโ€“2๏ธโƒฃ Dur Dur City
๐ŸŸ M.H. Urey Stadium
โšฝ Guul weyn oo ay gaartay Calanley!
๐Ÿ’ฅ Bandhig ciyaareed cajiib ah iyo goolal badan!

๐Ÿ’ฅMATCH DAY ๐Ÿ’ฅCalanley FC ๐Ÿ†š  Dur Dur City๐ŸŸ M.H. Urey Stadium๐Ÿ“… 19 April 2026โฐ 9:30โšฝ Big Game, Big Moments!
19/04/2026

๐Ÿ’ฅMATCH DAY ๐Ÿ’ฅ
Calanley FC ๐Ÿ†š Dur Dur City
๐ŸŸ M.H. Urey Stadium
๐Ÿ“… 19 April 2026
โฐ 9:30
โšฝ Big Game, Big Moments!

๐Ÿ”ฅ COME BACK Cajiib ah!FULL TIME ๐ŸCalanley 4๏ธโƒฃ - 3๏ธโƒฃ TopazNigeeye 'โšฝ๏ธโšฝ๏ธXabiib 'โšฝ๏ธAbdirahman 'โšฝ๏ธ๐Ÿ“ Modern Stadium ๐ŸŸ๐Ÿ“… 16/04/...
16/04/2026

๐Ÿ”ฅ COME BACK Cajiib ah!

FULL TIME ๐Ÿ
Calanley 4๏ธโƒฃ - 3๏ธโƒฃ Topaz
Nigeeye 'โšฝ๏ธโšฝ๏ธ
Xabiib 'โšฝ๏ธ
Abdirahman 'โšฝ๏ธ
๐Ÿ“ Modern Stadium ๐ŸŸ
๐Ÿ“… 16/04/2026

๐Ÿ”ฅ MATCH DAY ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ด CALANLEY FC ๐Ÿ†š ๐ŸŸก NEW STARS๐ŸŸ Modern Stadium๐Ÿ•“ 16:00๐Ÿ“… 29/03/2026
29/03/2026

๐Ÿ”ฅ MATCH DAY ๐Ÿ”ฅ
๐Ÿ”ด CALANLEY FC ๐Ÿ†š ๐ŸŸก NEW STARS
๐ŸŸ Modern Stadium
๐Ÿ•“ 16:00
๐Ÿ“… 29/03/2026

MATCH DAY ๐Ÿ”ฅCALANLEY ๐Ÿ†š ARMY FC๐ŸŸ๏ธ Garoonka: Modern Stadium๐Ÿ“… Taariikhda: Talaado, 24 March 2026โฐ Saacadda: 16:00 (4:00 PM)
24/03/2026

MATCH DAY ๐Ÿ”ฅ
CALANLEY ๐Ÿ†š ARMY FC
๐ŸŸ๏ธ Garoonka: Modern Stadium
๐Ÿ“… Taariikhda: Talaado, 24 March 2026
โฐ Saacadda: 16:00 (4:00 PM)

๐ŸŒŸ Best Young Player ๐ŸŒŸWaxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ciyaaryahanka daโ€™da yar ee hibada gaarka ah leh, ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—น๐—ถ-๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต...
18/03/2026

๐ŸŒŸ Best Young Player ๐ŸŒŸ

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa ciyaaryahanka daโ€™da yar ee hibada gaarka ah leh, ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—น๐—ถ-๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฟ oo ku guuleystay abaal-marinta Best Young Player ee tartanka Calanley Ramadan Cup.

Abshir wuxuu soo bandhigay karti difaac oo heer sare ah, waxuuna ku darsaday xirfad, akhlaaq iyo anshax wanaagsan.

๐Ÿ‘ Hambalyo Abshir โ€“ mustaqbal ifaya ayaad leedahay!

๐Ÿ† Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka ๐Ÿ†Waxaan si sharaf leh u hambalyeynaynaa saddex ciyaaryahan oo si wadajir ah ugu ...
18/03/2026

๐Ÿ† Xiddigaha Ugu Goolasha Badan Tartanka ๐Ÿ†
Waxaan si sharaf leh u hambalyeynaynaa saddex ciyaaryahan oo si wadajir ah ugu guuleystay abaal-marinta Gool-dhaliyaha Ugu Sareeya Tartanka, kaddib markii ay muujiyeen waxqabad heer sare ah.

โšฝ Yunez Apderzak Hussien (Jaqiiq)
โšฝ Saadaq Cabdi Cabdullhi (Saadaqey)
โšฝ ร†li ร†bdirsak Elmi (Ali-Dhoof)

Saddexdan ciyaaryahan mid kasta wuxuu tartanka ka dhaliyay 3 gool, taasoo keentay in si wadajir ah loogu gudoonsiiyo abaal-marinta.

๐Ÿ‘ Hambalyo xiddigahan, waa tusaale muujinaya dadaal, xirfad iyo tartan qurux badan!

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa Yunez Apderzak Hussien  oo loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan tartanka Cal...
18/03/2026

Waxaan si sharaf leh ugu hambalyeynaynaa Yunez Apderzak Hussien oo loo doortay ciyaaryahanka ugu wanaagsan tartanka Calanley Ramadan Cup.

Bandhiggiisa, dadaalkiisa iyo xirfaddiisa ayaa ka dhigay mid ka dhex iftiima dhammaan ciyaartoyda.

๐Ÿ‘ Hambalyo geesi!
๐Ÿ“ New Calanley

Address

Howl-wadaag
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calanley f.c posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category