Agaasime Abdiqani

Agaasime Abdiqani Hadii aad xiisayso sportska ama aad jeceshahay fadlan follow ii saar pageka🙏

17/08/2026

Dalxarooye oo soogaaray Galkacyo

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalkay Ahmed Maxamed Cabdullaahi iyo marwadiisa Sacdiyo Maxamed Jaamac, oo All...
04/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalkay Ahmed Maxamed Cabdullaahi iyo marwadiisa Sacdiyo Maxamed Jaamac, oo Alle isugu keenay guur barakeysan.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka yeelo qoys ku dhisan jacayl, is-afgarad, naxariis iyo barwaaqo. Uga dhigo ubad khayr qaba, cimri dheer iyo nolol ay ku wada farxaan.

Aamiin Aamiin.🤲❤️

02/08/2026

Hambalyo Meher Waxaan halkan tahniyad iyo bogaadin aan la soo koobi karin uga dirayaa walaalkay Sayid abdulqaadir maxamed iyo marwadiisa Xamdi maxamed caamir oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Galdogob Waxaan leeyahay:
Guri barwaaqo iyo galad leh Alle ha idinka yeelo.
Ilaahay ha idinka dhigo lammaane isku waara jacayl, kalgacal iyo is-ixtiraam. Meherkiinna Alle ha ka yeelo mid lagu nasto laguna nagaado, ubad kheyr qaba oo diinta, dalkooda, iyo dadkoodaba anfaca Alle ha idinka siiyo🤲💍❤️

31/07/2026

Suldaanka umada soomaliyeed oo idin leh jumco kreem👑❤️

30/07/2026

🗣️“Saaka waxaan hurdada kakacy 4:50am salaada subax kadip ayaan is raacnay Aabbahay. Ma ahayn safar caadi ah, wuxuu ahaa safar waxbarasho oo nolosha ah.

Muddo ku dhow 5 sano ayuu xilligan oo kale guriga uga bixi jiray si uu u aado beertiisa. Annagu waxaan arki jirnay oo keliya dalagga, balse ma arki jirin rafaadka, dhididka iyo dadaalka ka dambeeya.

Maanta ayaan indhahayga ku arkay xaqiiqada. Waxaan bartay in guushu aysan iman hal maalin, balse ay ka dhalato dadaal joogto ah iyo samir aan daalin.

Aabbe, mahadsanid. alle hakuu barakeeyo cafimaadkaga. cimrigagaa. io dadaalkaga. Adiga iyo waalid kasta oo ubadkiisa u halgamaya, Ilaahay ha idin xafido, ha idiin barakeeyo.

Fariintaydu waa tan: Dalkaaga beero, oo intifaacso🇸🇴🌴❤️ Horumarka dalkeenna wuxuu ka bilaabmaa gacmaheena iyo dhulkeenna. Aynu beeranno, aynu wax soo saarno, aynuna qiimeyno beeraleydeena.🙏🌴❤️

25/07/2026

Next asagoo cagaar ah i.n🏟️📍

16/07/2026

Ixtiraam kubadu waaba intaas🙏⚽️❤️

14/07/2026

X/Sayidka vs X/Horseed cupka xafadaha degmada galdogob

14/07/2026

Sheikh mahad oo soo booqday garoonka wyn ee degmada galdogob ayaa khudbo ka jeediyey intaysan ciyaartu bilaaban lana dar daamay dhalinyarta ciyaaraysa cupka

13/07/2026

Kulankii galapta📸⚽️

Address

[email protected]
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agaasime Abdiqani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share