Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo

  • Home
  • Somalia
  • Erigavo
  • Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo

Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo, Erigavo.

Eid mubarak ummatul Islam ❤🙌
17/06/2024

Eid mubarak ummatul Islam ❤🙌

Ciid wanaagsan dhamaan bahda ciyaaraha iyo dhaaman umada muslimiinta ah meelkasta ay ku kala suganyihiin ciidan ciideda ...
10/04/2024

Ciid wanaagsan dhamaan bahda ciyaaraha iyo dhaaman umada muslimiinta ah meelkasta ay ku kala suganyihiin ciidan ciideda ilaahay bashbash iyo caafimaad ha inagu gaadhsiyo كل عام وانتم بخير وصحة وسعادة ❤🤲

Kaalinta 1aad inshallaah Kooxda  hay'ada dhowrista tayada 🤍⚽️
20/10/2023

Kaalinta 1aad inshallaah Kooxda hay'ada dhowrista tayada 🤍⚽️

Zoodaani heer-caalami8️⃣🐐🔥
20/08/2023

Zoodaani heer-caalami8️⃣🐐🔥

Galabta Labadi player ee guusha ku hogaamiyey kooxda SAACID CARABO7️⃣🐐⚽️Captain©️JAAMAC NAZRI6️⃣🐐⚽️
04/08/2023

Galabta Labadi player ee guusha ku hogaamiyey kooxda
SAACID CARABO7️⃣🐐⚽️
Captain©️JAAMAC NAZRI6️⃣🐐⚽️

Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah Rabbi ayey Mahad idil ahaanteedba u sugnaatay nala kulansiiyey guushi galabta ...
04/08/2023

Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah
Rabbi ayey Mahad idil ahaanteedba u sugnaatay nala kulansiiyey guushi galabta 3+points intaa kabacdi playerska teamka dhamaantood Hambalyo iyo bogaadin ayaan isugu darayaa horyaalkana waynu u dagaalami ilaa daqiiqada u danbeysa✊❤⚽️🤲

انا لله وانا اليه راجعون 🥺Bahda kooxda oo isku duubani waxay tacsi u diraysaa qoyskii iyo bahdii ciyaaraha Ee uu kabaxay...
23/07/2023

انا لله وانا اليه راجعون 🥺
Bahda kooxda oo isku duubani waxay tacsi u diraysaa qoyskii iyo bahdii ciyaaraha Ee uu kabaxay ciyaaryahankii kooxda -Goodir KHAALID BEEGSI oo iminka la xaqiijiyey geeridiisa Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo danbigiisana hadhaafo🤲😭😥

Kooxdu waxay farxadda ciida u tahniyadeynaysaa dhamaan ummada islaamka meel walbay ku suganyhiin EID MUBARAK❤🌙
27/06/2023

Kooxdu waxay farxadda ciida u tahniyadeynaysaa dhamaan ummada islaamka meel walbay ku suganyhiin EID MUBARAK❤🌙

Xaflada sanad guuradii 3aad ee kasoo wareegtay aasaaska kooxda faca weyn ee Kooxda hay'ada dhowrista tayada ayaa ka qabs...
17/06/2023

Xaflada sanad guuradii 3aad ee kasoo wareegtay aasaaska kooxda faca weyn ee Kooxda hay'ada dhowrista tayada ayaa ka qabsoontay hallka kooxdu ku leedahay Qasriga uu ka deganyahay mulkiilaha kooxda Ccpage magaalada ceergaabo iyadoona kooxdu halkaa kusoo bandhigtay maaliyada fasal ciyaareedka 2023/2024 iyadoo kaga qayb galaysa horyaalka heerka 2aad oo dhowaan ka furmi doona

Maaliyada cusub ee Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl fasal ciyaaredka 2023/2024 isha ku haya halkan wax...
15/06/2023

Maaliyada cusub ee Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl fasal ciyaaredka 2023/2024 isha ku haya halkan wax weyn ba so socda e👀❤

Hormuudka Qayrkood🏆❤⚽️Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo  ❤🏆
16/05/2023

Hormuudka Qayrkood🏆❤⚽️Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo ❤🏆

Inaalilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun (كل نفس ذائقة الموت) dhamaan playerska kooxdu waxay tacsi u diraysaa midkamkda xub...
24/04/2023

Inaalilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun (كل نفس ذائقة الموت) dhamaan playerska kooxdu waxay tacsi u diraysaa midkamkda xubnaha kooxda ugu muhiimsan oo hooyadi Xaqii u yimid iLaahay samir iyo imaan ha inagasiiyo maamo janadi fardawsana Hoy ha uga yeelo🤲😥😟😭💔

Address

Erigavo

Telephone

+252906864850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kooxda heerka 2aad ee hay'ada dhowrista tayada jsl degmada ceerigaabo:

Share