Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn

Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn Garoonka kubadda Ee Nugaal

Hambalyo Fc Furqaan Notary Guulaystaasha Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.
27/04/2023

Hambalyo Fc Furqaan Notary Guulaystaasha Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.

26/04/2023

Kooxda Fc Heegan Pharmacy oo ka warbixisay kulanka finalka ee barri ee ay la ciyaarayaan Fc Furqaan Notary.

26/04/2023

Kooxda Fc Furqaan Notary oo ka warbixisay kulanka finalka ee barri ee ay la ciyaarayaan Fc Heegan Pharmacy.

Saadaali oo ku guuleyso $10 oo ay bixinayso   CaalamiFurqaan Notary 🆚 Heegan Pharmacy  Sharuuddaha:1.Like Saar Page-Ka.2...
26/04/2023

Saadaali oo ku guuleyso $10 oo ay bixinayso Caalami
Furqaan Notary 🆚 Heegan Pharmacy

Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3. Saddex qof ku soo mention garee post-ga
4. Sheeg ciyaarta waxay ku dhamaanayso
Hadii aad bareejo ku saadaaliso sheeg kooxda ku badanisay rikoodhayaasha.

Saadaalintu waxay ku eegtahay ciyaartu markay bilaabanto.

F.G: Hadii aanad Shuruudaha Buuxin, qofka Buuxiya ee kaa dambeeyey baa Abaalmarinta heli doona.

Berri hadii Alle idmo Saacaddu markay tahay 12-ka PM Xiligga Geeska Afrika. waxa la soo gelin doonaa Saadaasha kulanka F...
25/04/2023

Berri hadii Alle idmo Saacaddu markay tahay 12-ka PM Xiligga Geeska Afrika. waxa la soo gelin doonaa Saadaasha kulanka Final ka ee u Dhexeeya Kooxaha Furqaan Notary Vs Heegan Pharmacy.

Qofkii saadaashaa Berri markuu dhiibto saadaaliya ee ku guulaysta waxa uu ku guulaysan doonaa $10, waxan bixisay Lacagta saadaasha Carwo Caalami.

Fiiro Gaara: iminka waxba lama saadaalinayo.

Natiijada Kulankii Galabta Fc Soltelco Ceelafweyn 0 Vs 0 Furqaan Notary.
19/04/2023

Natiijada Kulankii Galabta

Fc Soltelco Ceelafweyn 0 Vs 0 Furqaan Notary.

K   U  L  A   N   K   A      M   A   A   N   T   A|| 🏆Tartanka: Ramadan Cup🆚️Kooxaha: Fc Furqaan Notary Vs Fc Soltelco  ...
19/04/2023

K U L A N K A M A A N T A||

🏆Tartanka: Ramadan Cup
🆚️Kooxaha: Fc Furqaan Notary Vs Fc Soltelco Ceelafweyn
📆Taariikhda: Arbac 19-4-2023
⏰Saacadda: 4:30pm X.G.A
🏟 Garoonka: Nugaal Stadium
👤Garsoore : Dr-Faranuug Faarax Faranuug
🖥 V.A.R : Guddida Garoonka.

Ka dhiibo sadaashada oo ku Guulayso Simcard Soltelco ah iyo 3GB oo internet ah.

Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn  wareega 8aad.Kooxdaadu kaalintee Bay ku jirtaa?
18/04/2023

Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn wareega 8aad.

Kooxdaadu kaalintee Bay ku jirtaa?

8:00 PM waxanu soo gelin doonaa Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.Halkan isha ku hay 👀 👁Sha...
18/04/2023

8:00 PM waxanu soo gelin doonaa Jidwalka kala saraynta Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn.

Halkan isha ku hay 👀 👁

Share garee page ka si uu dad badan u gaadho.

Natiijadii Kulankii Galabta Fc Heegan Pharmacy 1 VS 0 Fc liibaan Clinic
18/04/2023

Natiijadii Kulankii Galabta

Fc Heegan Pharmacy 1 VS 0 Fc liibaan Clinic

K   U  L  A   N   K   A      M   A   A   N   T   A|| Derby Pharmacy.🏆Tartanka: Ramadan Cup🆚️Kooxaha: Fc Heegan Pharmacy ...
18/04/2023

K U L A N K A M A A N T A||

Derby Pharmacy.
🏆Tartanka: Ramadan Cup
🆚️Kooxaha: Fc Heegan Pharmacy Vs Fc Liban Clinic Pharmacy.
📆Taariikhda: Salaasa 18-4-2023
⏰Saacadda: 4:30pm X.G.A
🏟 Garoonka: Nugaal Stadium
👤Garsoore : Dr-Faranuug Faarax Faranuug
🖥 V.A.R : Guddida Garoonka.

Ka dhiibo sadaashada oo ku Guulayso Simcard Soltelco ah iyo 3GB oo internet ah.

Address

9. 925405, 47. 223875
Ceel Afweyn

Telephone

+252634860774

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Koobka Ramadaanta ee Degmada Ceelafweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share