23/07/2026
๐โฝ FINALKA WAA LA JOOGAA! โฝ๐
Waxaa la gaaray maalintii la wada sugayay! Kooxda FC Ceel Xareed waxay berri oo Jimco ah ciyaari doontaa kulanka Finalka.
Waxaan dhammaan taageerayaasha FC Ceel Xareed ka codsaneynaa inay garoonka soo buuxiyaan si ay u garab istaagaan kooxdooda. Taageeradiinnu waa dhiirrigelinta ugu weyn ee ciyaartoyda.
๐ Guul iyo gobannimo ayaan u rajeyneynaa FC Ceel Xareed. Ilaahay ha idin waafajiyo guul sharaf leh! ๐คฒ๐