26/09/2024
OGAYSIIS, OGAYSIIS, OGAYSIIS
Dhammaan Kooxaha ka dhisan Degmada BuurHakaba waxaa la ogaysiinaaya inay bilaabatay is diwaan geliyaan koobka Hakaba Championw oo mar dhow furmi doonno.
Haddaba is diiwaan gelintu way socotaa laga bilaabo Taariikh 26 September, 2024 waxayna ku egtahay 4 October 2024.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Guddoomiyaha Sports ee Degmada Buur Hakaba
Guddoomiye Maxamuud Adan Abdirahman
Tell: 0615221853