27/09/2022
Friend match.
Marka h**e alle ayaa mahad oo dhan u sugnatay
Waxanu galabta ciyarnay kulankayagi kowaad fasax badan kadib
Kulan saxiibtimo ayaan la ciyarnay manta dhigayaga FC S Y L football Club
Kaas oo kusoo dhamaday natiijo 1-1
Abdilahi Marcoz⚽️
Abdilahi coofey⚽️
Ciyaar wanaag ayaad soo bandhigteen dhamaantinba laydinma modeyn kuwa fasax kala jiray mudo badan waxaad u muqateyn kuwo isla jaanqadaya si kuwo bilooyin isla ciyarayay
Next guul ayaan inoo rajeynaya❤️