Xog sports

Xog sports Xogaha kubada cagta oo dhamaystiran halkan ka daalaco oo nasoo follow garee👍

wararka soo baxaya ayaa sheegaya inuusan ku jirin poul pogba ciyaartoydii usafartey spain  isagoo lasheegayo inuu dhawac...
19/01/2026

wararka soo baxaya ayaa sheegaya inuusan ku jirin poul pogba ciyaartoydii usafartey spain isagoo lasheegayo inuu dhawac kuseegayo kulanka real madrid 🔴

Raphinha ayaa maanta lagu sameeyay MRI, waxaana laga soo sheegay gudaha qolka ciyaartoyda Barça in xaaladdiisu fiican ta...
16/10/2025

Raphinha ayaa maanta lagu sameeyay MRI, waxaana laga soo sheegay gudaha qolka ciyaartoyda Barça in xaaladdiisu fiican tahay!

Natiijooyinka la helay ayaa muujinaya inuu fursad u leeyahay inuu ciyaaro El Clásico ee dhici doona Oktoobar 26.

Waxaana la filayaa inuu ku bilaaban doono kursiga keydka, haddii uu Hansi Flick u baahdo inuu ciyaarsiiyo.

Iker Casillas: "Sanadkii 2019, waxaa iigu dhacay xanuun wadne waxaana layla cararay isbitaalka. Maalintii xigtay waxaa i...
16/10/2025

Iker Casillas: "Sanadkii 2019, waxaa iigu dhacay xanuun wadne waxaana layla cararay isbitaalka. Maalintii xigtay waxaa i soo wacay lambar aan aqoon. Waan ka jawaabay—oo Messi ayuu ahaa qof khadka yaallay ee isoo wacay
"Wuxuu yiri, ‘Hey Iker, lambarkaaga ma haynin laakiin Piqué ayaa i siiyay. Waxaan rajaynayaa inaad dhawaan soo hagaagto. Waxaan kuu soo diray ubaxyo, rajaynayaa inay kaa farxin doonaan.’
"Runtii aad ayaan ula dhacay is-hoosaysiintiisa. Ma qasabayn inuu i waco; xitaa saaxiibo h**e ma nihin.

"Ma aha kaliya ciyaaryahan gaara—waa qof gaar ah sidoo kale.

Mid kamida xulalka ugu awooda wayn AduunkaSpain lama celin karo🇪🇸
14/10/2025

Mid kamida xulalka ugu awooda wayn Aduunka

Spain lama celin karo🇪🇸

Lix gool ayuu dhaliyey afar kulan oo isreeb-reebka Koobka Adduunka ah.Mikel Merino lagama joojin karo dhalinta goolasha ...
14/10/2025

Lix gool ayuu dhaliyey afar kulan oo isreeb-reebka Koobka Adduunka ah.

Mikel Merino lagama joojin karo dhalinta goolasha Spain🔥

Gool daqiiqadihii dambe ee uu dhaliyay Dominik Szoboszlai oo  Hungary udhaliyey ayaa ka dhigay in Portugal aysan caawa u...
14/10/2025

Gool daqiiqadihii dambe ee uu dhaliyay Dominik Szoboszlai oo Hungary udhaliyey ayaa ka dhigay in Portugal aysan caawa u soo bixin Koobka Adduunka 2026.

Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda isreeb-reebka Koobka Adduunka 40 jir weli jabi...
14/10/2025

Cristiano Ronaldo ayaa noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda isreeb-reebka Koobka Adduunka

40 jir weli jabinya rikoodho waaweyn🔥

| 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Waxaa jira shaki ku saabsan in Raphinha uu diyaar u noqon doono kulanka El Clásico. Waxa kale oo la fi...
14/10/2025

| 𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇: Waxaa jira shaki ku saabsan in Raphinha uu diyaar u noqon doono kulanka El Clásico. Waxa kale oo la filayaa inuu seego kulamada ka dhanka ah Girona iyo Olympiacos.

[]

Japan oo soo laabasho cajiiba ku sameysan kulan friendly Brazil OO 2gool ku h**eysay waana gushoodi ugu h**eysay ee ay k...
14/10/2025

Japan oo soo laabasho cajiiba ku sameysan kulan friendly Brazil OO 2gool ku h**eysay waana gushoodi ugu h**eysay ee ay ka gaadho

Courtois jiirkan yar garoonka soo galay layaaban yahay yaa usheega xafad kastoo Somaliya inuu guryaha nagula noolyahay
14/10/2025

Courtois jiirkan yar garoonka soo galay layaaban yahay yaa usheega xafad kastoo Somaliya inuu guryaha nagula noolyahay

Address

Wadada Hawdka
Burco

Telephone

+252636139532

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog sports:

Shortcuts

Share