Burco Cable Sport

Burco Cable Sport kala soco ciyaaraha gobolka togdheer iyo gobolada somaliland si dhaqso ah

05/05/2026

Madaxweynaha Xidhiidhka Kubada Cagta

Kooxda Dawlada Hose Burco Ayaa Mar Labaad Cawa Ku Guleysatay C/Qani Taygar Oo Ka Mid Ah Golhaysha Ugu Fican Gobolka Togd...
04/05/2026

Kooxda Dawlada Hose Burco Ayaa Mar Labaad Cawa Ku Guleysatay C/Qani Taygar Oo Ka Mid Ah Golhaysha Ugu Fican Gobolka Togdheer.

Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye C/Qani Taygar Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda D...
04/05/2026

Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye C/Qani Taygar Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda Dawlada Hose Burco.

Kooxaha Seria A-da Kubada Cagta ee gobolka Awdal ayaa aqbalay in ay ka qayb galaan koobka 18 May oo sanadkan lagu qabana...
04/05/2026

Kooxaha Seria A-da Kubada Cagta ee gobolka Awdal ayaa aqbalay in ay ka qayb galaan koobka 18 May oo sanadkan lagu qabanayo Garoonka Xaaji Daahir ee magaalada Boorama

kulan u dhaxeeyay Gudoomiyayaasha kooxaha iyo Masuuliyiinta heer Qaran ee Wasaarada Ciyaaraha oo uu horkacayo Wasiir kuxigeenka wasaaradaas iyo Gudoomiyaha xidhiidhka Kubada Cagta Somaaliland oo Caawa ka dhacay M Boorama ayaa la iskula Qaatay in kooxdu Koobka Ciyaaran.

04/05/2026

Golhayeh Xamse Cinjir Ayaa H**e Uga Mid Ahaa Kooxda Cidanka Asluubta Ee Cerigabo

Kooxda Dawlada Hose Burco Cawa Waxa Ay Ku Guleysatay Xamse Cinjir Oo Ka Mid Ah Golhayasha Ugu Fican Guud Ahan Deganada S...
04/05/2026

Kooxda Dawlada Hose Burco Cawa Waxa Ay Ku Guleysatay Xamse Cinjir Oo Ka Mid Ah Golhayasha Ugu Fican Guud Ahan Deganada Somalida.

Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye Xamse Cinjir Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda Da...
04/05/2026

Rasmi : Waxa Si Toos Ah Loo Xaqiijiyey In Golhaye Xamse Cinjir Laga Bilaabo Wakhtigan Yahay Ciyartoy Ka Tirsan Kooxda Dawlada Hose Burco.

Sacad Caynaashe wlal iyo sxb gaara waxan so wada qadanay wakhti cajiba mudo 3 sano ah oo aan wada difacanaynay maliyada ...
04/05/2026

Sacad Caynaashe wlal iyo sxb gaara waxan so wada qadanay wakhti cajiba mudo 3 sano ah oo aan wada difacanaynay maliyada Kooxda Dawladda Hoose ee Burco
Waxan makhrati ka ahay in aad ahayd mid dhankasta ka dhisna dhaqan ahan kubad ahan diin ahan

Waxan ku faraxsanahay in aanu dhamantayo mamul iyo ciyartoyba aanu garanaynay qimahaga

Waxa ii farxad ah in aad manta noga tagtay hawlo adiga ku gaar ah ee anay dhicin wax khilaf ah oo kaga yimi kooxda

Manta xagan waxad nagaga waregtay anaga oo ku jecel iyo adiga oo na jecel
Tani wa kubada cagta ma dhacdo in markasta lasi wada joogo mudo dher lkn muhimadu wa in inta la wada joogo wanag lagu wada joga
Si kala taguna oo uyesho qurux iyo samyn ma hadho ah

Waxad qalbiyadayada kaga tagtay xasus qali ah oo ma hadho ah wanu ku xasusanayna wanu ku xusayna wlal 🙏🫡

By by sacad caynashe cabdi

Dhanka kubada cagta wlal nasib wacan markale wlal🫡

Captain Capitano Ayanle Cabdi Xaashi ✍️

Mamulka Academiga Togdheer Academy Ayaa Wada Qaban Qabada Xalfada Sanad-Guradii 1aad Ee Kaso Waregtay Aasaska Dugsiga Ba...
04/05/2026

Mamulka Academiga Togdheer Academy Ayaa Wada Qaban Qabada Xalfada Sanad-Guradii 1aad Ee Kaso Waregtay Aasaska Dugsiga Barbarinta Iyo Barashada Kubada Cagta Ee Togdheer Academy Burco

Kooxda Baanka Gobolka Togdheer Ayaa Saka Lagu So Dhaweyey Baanka Gobolka Togdheer.Kooxda Herka Kobaad Ee  Ku Ciyari Dont...
04/05/2026

Kooxda Baanka Gobolka Togdheer Ayaa Saka Lagu So Dhaweyey Baanka Gobolka Togdheer.

Kooxda Herka Kobaad Ee Ku Ciyari Donta Magaca Baanka Ayaa Saka Si Diran Logu So Dhaweyey Banka

Address

Dawlada Hose
Burco
HADTOP

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Burco Cable Sport posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Burco Cable Sport:

Share

Category