16/12/2020
Dhalinyarada Qurbajoogta Iyo Dal Joogta Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhi Ku Maamusay Kabtankii Xulka Gobolka Togdheer Xamse Cabdirisaaq siciid Sheikh Hamze Oo Sumcad Sharaf Kaga soo Dhex Muuqday Tartankii Ciyaaraha Somaliland Sameeyayna Tanaasul Badan.
Maayir Kuxigeenka Burco Oo Ku Hadlaayay Ayaa Ku Wareejiyay Munaasibada Dhexdeeda Dhul Hanti Ah Oo Ay Dawlada Hoose Ugu Deeqday Sheikh Hamze
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Balan Qaaday Ka Gobol Ahaa Inay Ka Qayb Qaadanayaan Lacagta Dhismaha Guri Loo Dhisaayo Kabtanka Xulka Gobolka Madaamada Dhulkii La Hayo
Sheikh Hamze Cabdirisaaq Siciid Ayaa Muddo 10 Daqiiqo Gudahood Ku Degay Hantiyay Quluubta Dadweynaha Somaliland Iyo Gobolka Togdheer Waxa Uu Bulshada Gobolka Iloowsay Xanuunkii Iyo Guuldarooyinki Xulka Soo Gaadhay
Waxa Uu Mudan Yahay Dhiirigelin Intan Ka Mudan Iyo Bilad Geesi.