Falaanqeynta kubadda cagta

21/05/2024

Rasmi😱🙌

Waxa soo idlaatay ciyaar adag oo u dhaxaysay Milan iyo Newcastle, taas oo ay kooxda Milan heshay jaanisyo aad u badan la...
19/09/2023

Waxa soo idlaatay ciyaar adag oo u dhaxaysay Milan iyo Newcastle, taas oo ay kooxda Milan heshay jaanisyo aad u badan lakiin aysan ka faaidaysan ama u bedelin goolal , iyadoo taa ay garab socdeen in Milan ay ka dhaawacmeen goolhayahooda koobaad ee Maignan iyo Loftus_Cheek dhaawacyadaas oo sii abuuri kara cabsi ah in aanay Milan kasoo gudbin groupka dhimashada

João Cancelo ayaa ugu biiray kooxda Barcelona qaab amaah ah.
01/09/2023

João Cancelo ayaa ugu biiray kooxda Barcelona qaab amaah ah.

João Félix ayaa si rasmiya ugu biiray kooxda Barcelona heshiis amaah ah.
01/09/2023

João Félix ayaa si rasmiya ugu biiray kooxda Barcelona heshiis amaah ah.

Groupka dhimashada ee kooxaha [Psg,Dortmund,Milan iyo Newcastle] Yaad u malaynaysaa inay soo bixi doonaan soo qor✍️.
31/08/2023

Groupka dhimashada ee kooxaha [Psg,Dortmund,Milan iyo Newcastle]
Yaad u malaynaysaa inay soo bixi doonaan soo qor✍️.

Ryan Gravenbrech ayaa u wareegay kooxda Liverpool isagoo la filayo inuu u duulo magaaladaa si uu tijaabada caafimaad ugu...
31/08/2023

Ryan Gravenbrech ayaa u wareegay kooxda Liverpool isagoo la filayo inuu u duulo magaaladaa si uu tijaabada caafimaad ugu maro kooxdaa , ciyaartoygan ayaa ku wareegaya adduun dhan 40M+5M , isagoo u saxeexi doona heshiis shan sano ah

Ousmane Dembele ayaa qaadan doona lanbarka 10naad ee kooxda Paris Saint-Germain .
17/08/2023

Ousmane Dembele ayaa qaadan doona lanbarka 10naad ee kooxda Paris Saint-Germain .

Kooxda arsenal ayaa shaacisay in ciyaartoga Timber uu qaliin gali doono garoomada uu ka maqnaan doono muddo dhan 6 biloo...
17/08/2023

Kooxda arsenal ayaa shaacisay in ciyaartoga Timber uu qaliin gali doono garoomada uu ka maqnaan doono muddo dhan 6 bilood .

Arsenal ciyaartoygan la'aantii ma duuli kartaa ayaad is leedahay?.

Pep Guardiola ayaa noqday tababarihii ugu horeeyey ee abid saddex koox oo kala duwan kula guulaystay koobka UEFA Super C...
17/08/2023

Pep Guardiola ayaa noqday tababarihii ugu horeeyey ee abid saddex koox oo kala duwan kula guulaystay koobka UEFA Super Cup.

Kooxda As Roma ayaa la wareegtay ciyaartoyga Renato Sanches iyagoo kula wareegay ciyaartoyga qaab amaah ah oo iibna la s...
17/08/2023

Kooxda As Roma ayaa la wareegtay ciyaartoyga Renato Sanches iyagoo kula wareegay ciyaartoyga qaab amaah ah oo iibna la socdo .

Address

Shiikh Bashiir
Burao

Telephone

+252636481801

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falaanqeynta kubadda cagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Falaanqeynta kubadda cagta:

Share

Category