Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka

Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka Wax walba kala soco mogadisho

28/10/2024

Mar walba allaha xusuusnaada allahu akbar

27/12/2022

Caawa gabar 14 jir ah aa jacayl iisheegatay, anina waan kadiiday kulahaa waan ku ogahay naas la,aantaa igu nacee😂😂

1Xidig oo Real Madrid ah kuma jiro Xulka Spain markii ugu Horeesay TaariikhdaMaxaa keenay in ciyaaryahaan Real Laga tago
25/05/2021

1Xidig oo Real Madrid ah kuma jiro Xulka Spain markii ugu Horeesay Taariikhda

Maxaa keenay in ciyaaryahaan Real Laga tago

15/05/2021

Ruwaayadii Reeer Jabuuti 😂 😂

Hambalyo Chelsea waa Final oo waaku raaxeysteen Real Madrid waana finalkoodii ugu h**eeyay tan iyo 2012Cimaamada Chelsea...
05/05/2021

Hambalyo Chelsea waa Final oo waaku raaxeysteen Real Madrid waana finalkoodii ugu h**eeyay tan iyo 2012

Cimaamada Chelsea walee Yaan Garabka lagu haysan'Man City vs Chelsea Finalka

Haddii uu Zidane maamulo inuu ka adkaado Chelsea, wuxuu ciyaari doonaa finalkiisii ​​afaraad ee Champions League, waana ...
05/05/2021

Haddii uu Zidane maamulo inuu ka adkaado Chelsea, wuxuu ciyaari doonaa finalkiisii ​​afaraad ee Champions League, waana wax afar tababare kaliya ay ku guuleysteen taariikhda; Marcelo Lippi, Sir Alex Ferguson iyo Carlo Ancelotti.

Sidoo kale zidane ayaa ku guleysana mid kasta oo ka mid ah sadaxdi mar uu uiyimid final-ka

What A Coach🔥✊

Kooxda Kubadda Cagta ee Man City ayaa iska xaadirisay caawa markoodi ugu horreyay taariikhda dhammadka Tartanka kooxaha ...
05/05/2021

Kooxda Kubadda Cagta ee Man City ayaa iska xaadirisay caawa markoodi ugu horreyay taariikhda dhammadka Tartanka kooxaha Horyaaladda Yurub ( Champions League-ga), kaddib markii labadii lug ee wareegga 4 dhammaadka ah ay garaaceen kooxda PSG.

Lugtii h**e oo ka dhacday garoonka PSG ayey kooxda Man City kaga soo badiyeen 2:1, halka caawa ay uga adkeen 2:0 taas oo ka dhigan in wadarta guud 4:1 in ay uga soo baxeen.

Haddaba, Kooxda Man City oo markii ugu horreysay taariikhda Final-ka tagtay koobka horyaaladda yurub maku guuleysan doonnaan? Aragtidaada.

04/05/2021

Ruwayadii 2aad reer jabuuti🤣🤣

28/04/2021

Ruwayadii 1aad reer jabuuti🤣🤣

26/04/2021

Ramadaan kariim sxbyaal

Sawir Qurxoon nala wadaag Follow soo dheh
12/06/2020

Sawir Qurxoon nala wadaag

Follow soo dheh

Address

Bosasso

Telephone

+252617677552

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category