DalaayadaHa football clup

DalaayadaHa football clup Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DalaayadaHa football clup, Sports Team, Bosaso.

New Dress✅☂️ Blues🔵⚪️Kooxda Ayaa So bandhigtey Maliyadaha Ay Ku ciyaari Donaan Home ka Season kan 2026Dhamaanteen Waxan ...
27/07/2026

New Dress✅☂️

Blues🔵⚪️

Kooxda Ayaa So bandhigtey Maliyadaha Ay Ku ciyaari Donaan Home ka Season kan 2026

Dhamaanteen Waxan Nahay Family Waxan Rajeyneyna Guul insha Allah✊❤️

The team has unveiled their home kit for the 2026 season.

We are all one family, and we wish for success, God willing✊❤️

Dhamaan Bahda Kooxda Maamulka Macalimiinta iyo Taagerayasha  Naadiga Dalaayadah football  Club  Waxay hambalyo munaasaba...
02/08/2024

Dhamaan Bahda Kooxda Maamulka Macalimiinta iyo Taagerayasha Naadiga Dalaayadah football Club Waxay hambalyo munaasabada 1da Aagust u dirayaan dhamaan ummada Reer PuntLand

Special Thanks : Editor mohamett seatt jaban
ع
4ever🇸🇱
force

Eid mubarak DalaayadaHa football clup waxaan faraxad Laqaybasanynaa dhaman umada musliminta ah meel walba ay jogaan     ...
16/06/2024

Eid mubarak
DalaayadaHa football clup waxaan faraxad
Laqaybasanynaa dhaman umada musliminta ah meel walba ay jogaan

Eid mubarak kuli caam wan tu bil khayr

Eid MUBARAKKooxda DalaayadaHa football clupwaxa ey farxadda Ciida la qeybsaneysaa Maamulka ciyartoYda iyo dhamman shacab...
10/04/2024

Eid MUBARAK
Kooxda DalaayadaHa football clupwaxa ey farxadda Ciida la qeybsaneysaa Maamulka ciyartoYda iyo dhamman shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan

wanagasn

RasMi: Waxa KabtaNka Kowaad Ee Kooxda  loo magcaabeY   Ahmed GureY(ManuaL AkaNji) WaxaNa Uu NoqonaYa KabtaNkii 10aad Ee ...
22/08/2023

RasMi: Waxa KabtaNka Kowaad Ee Kooxda loo magcaabeY
Ahmed GureY(ManuaL AkaNji)
WaxaNa Uu NoqonaYa KabtaNkii 10aad Ee Kooxda Soo Mara TaN iYo Markii la asaaseY 2008-2024
HampalYo Waxad qabateY XiL aad u qiiMo WeYn Alle Hakula GaraB Masuuliyad aaS WeyN CaptaN 🙏❤️⚽️

DalaayadaHa football clup Bluez🔵🙏

HampaLyo MacaliNka Kooxda Iyo DegMada moHa YasiN( SardheeYe)   Oo AH macalinkii Soo sareY Jiilkii Dahabiga Ee Ay maNta H...
20/08/2023

HampaLyo MacaliNka Kooxda Iyo DegMada moHa YasiN( SardheeYe)
Oo AH macalinkii Soo sareY Jiilkii Dahabiga Ee Ay maNta Haysato Deg: Balibuzle
DhamaN Bahda Sportiska MagaLada Balibuzle IYo Mamulka TeaMka
WaxeY u HanbalyeYnaYa Macalinkooda Oo KuGuuleYsteY Koobkii KooxaHa Degmada buraN
Wad U Qalanta Intaa Iyo In kabadaN macaliN🙏❤️⚽️

NeW Dress Kooxda Ayaa Maanta Soo bandhigteY Dresska CusuB Ee Xili ciyareedka ²⁰²³  CHampioNiska Degmada Bali-Buzle Ee Da...
11/08/2023

NeW Dress
Kooxda Ayaa Maanta Soo bandhigteY Dresska CusuB Ee Xili ciyareedka ²⁰²³

CHampioNiska Degmada Bali-Buzle Ee DalaayadaHa football clup

TeaaMka Riyada💪❤️

BLUEZ🔵☂️💙

JiiLka Cusub Ee DalaayadaHa Fc Oo aad Uga Soo dhex MuuqdeY  Federation Cup Balli-busle football club DhamaaN Maamulka Na...
26/07/2023

JiiLka Cusub Ee DalaayadaHa Fc Oo aad Uga Soo dhex MuuqdeY
Federation Cup Balli-busle football club DhamaaN Maamulka Naadiga Oo isku DuubaN Waxey idiNku
HampalyeynayaN shaqada Quruxda BadaN Ee aad qabateeN GuuleYsta💪⚽️💙

DalaayadaHa football clup

Kooxda Ayaa  soo bandhigty 3 xiddig  oo Ay lasoo wareegty 1)c/samed 2)timo3) caatoCaptanka naadiga, gudiga kooxda  iyo d...
05/08/2022

Kooxda Ayaa soo bandhigty
3 xiddig oo Ay lasoo wareegty
1)c/samed
2)timo
3) caato

Captanka naadiga, gudiga kooxda iyo dhamaan kooxda oo dhan Ayaa si wada jira
Ooo soo wada dhaweyay xiddigaha cusub

ZaaxipayaaL Kuzoo dhawaada Naadiga RiyaDa🙏♥️🏆⚽️

Address

Bosaso

Telephone

+252906296955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DalaayadaHa football clup posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DalaayadaHa football clup:

Shortcuts

Share

Category