Kubadda

Kubadda Halkaan Ugu Imow Wax Walba Oo Ka Dhaca Gudaha Garoomada Cagaaran Iyo Banaankeeduba

Taageerayaasha Madrid ma iloobi doonaan
26/04/2023

Taageerayaasha Madrid ma iloobi doonaan

Taariikhda Kulankii ugu Kaararka badnaaa
11/12/2022

Taariikhda Kulankii ugu Kaararka badnaaa

Germany 1 1 Spain Full time ✅
27/11/2022

Germany 1 1 Spain

Full time ✅

Spain 0 0 Germany✅Qaybta H**e
27/11/2022

Spain 0 0 Germany✅

Qaybta H**e

🗣 wojciech.szczesny"Anigoo Ixtiraamaya Saudi Arabia Iyo Laacibinteeda lkin halkaan waxan u imi inaan la ciyaaro laacibii...
27/11/2022

🗣 wojciech.szczesny

"Anigoo Ixtiraamaya Saudi Arabia Iyo Laacibinteeda lkin halkaan waxan u imi inaan la ciyaaro laacibiinta waawayn iyo Messi keliya

Antonio Mateo Lahoz oo spain U dhashay ayaa Dhexdhexaadinaya Kulanka birta ah ee Iran Vs USA
27/11/2022

Antonio Mateo Lahoz oo spain U dhashay ayaa Dhexdhexaadinaya Kulanka birta ah ee Iran Vs USA

Croatia Ayaa guuL ay u qalantay ka gaartay xulka wadanka Canada ✅
27/11/2022

Croatia Ayaa guuL ay u qalantay ka gaartay xulka wadanka Canada ✅

Sadex kulan oo wadanka Morocco Koobka Aduunka badiyeen waxay kala AhaayeeNPortugal 1986Scotland 1998Belgium 2022
27/11/2022

Sadex kulan oo wadanka Morocco Koobka Aduunka badiyeen waxay kala AhaayeeN

Portugal 1986
Scotland 1998
Belgium 2022

Morocco Ayaa GuuL Muhiim Ah ka GaadhaY Xulka wadanka Belgium oo qaab ciyaareed liita soo bandhigay ciyaartii maanta Halk...
27/11/2022

Morocco Ayaa GuuL Muhiim Ah ka GaadhaY Xulka wadanka Belgium oo qaab ciyaareed liita soo bandhigay ciyaartii maanta

Halka Morocco u muuqatay xul dhinac walba ka diyaarsan

Kooxda Al Nassr Ee Saudi  arabia Ayaa Cristiano Ronaldo Usoo Bandhigtay Heshiis Sadex sano lacag dhan 225$Million
27/11/2022

Kooxda Al Nassr Ee Saudi arabia Ayaa Cristiano Ronaldo Usoo Bandhigtay Heshiis Sadex sano lacag dhan 225$Million

Manchester united Ayaa Midkood Cody Gakpo 🇳🇱 Iyo Rafael Leão 🇵🇹 u Aragta bedelka Cristiano Ronaldo 🗣ESPN
27/11/2022

Manchester united Ayaa Midkood Cody Gakpo 🇳🇱 Iyo Rafael Leão 🇵🇹 u Aragta bedelka Cristiano Ronaldo

🗣ESPN

Sawir soo noqnoqday🤔
27/11/2022

Sawir soo noqnoqday🤔

Address

Bosaso
252

Telephone

+252907837932

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kubadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kubadda:

Share