Rowda Football Academy Bosaso

Rowda Football Academy Bosaso Rowda Football Academy Bosaso ��
Halka ay ka bilaabato safarka guusha
Qof walba oo halkan jooga

Part 2Rowda Football Academy Bosaso
05/05/2026

Part 2
Rowda Football Academy Bosaso

Part 1 📸  sawirada kooxda Rowda Football Academy Bosaso
04/05/2026

Part 1 📸 sawirada kooxda Rowda Football Academy Bosaso

  SAXIBTINIMO FREINDLY MATCH Team Rowda fc VS Team J.Sodonka Garoonka: J.sodonka Date: 29/4/2026Day : Arbaca Time : 3:30...
29/04/2026

SAXIBTINIMO
FREINDLY MATCH
Team Rowda fc VS Team J.Sodonka

Garoonka: J.sodonka
Date: 29/4/2026
Day : Arbaca
Time : 3:30pm
Location: Bosaaso

WAQTIGII QURUX BADAN IYO SAFAR QURUX BADAN MY TEAM ROWDA FC   Sanaag Somalia 🇸🇴
26/04/2026

WAQTIGII QURUX BADAN IYO SAFAR QURUX BADAN MY TEAM ROWDA FC
Sanaag Somalia 🇸🇴

FRIENDLY MATCH 🤝🏟BOOSAASO 🆚 HADAF-TIMOTeam Rowda fc  VS Team Higlo fc  Hadaftimo 🚎🏟⚽️  : 24/4/2026  Jimce   Libaaxe  3:3...
22/04/2026

FRIENDLY MATCH 🤝🏟
BOOSAASO 🆚 HADAF-TIMO

Team Rowda fc VS Team Higlo fc

Hadaftimo 🚎🏟⚽️
: 24/4/2026
Jimce
Libaaxe
3:30pm

Rowda Football Academy Bosaso 💪

  ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartayxiddiga 5naad  ee Siciid Jaamac Siciid Bakhuli,kaas oo si rasmi ah uga mid noqon d...
22/04/2026

ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartay
xiddiga 5naad ee Siciid Jaamac Siciid Bakhuli,
kaas oo si rasmi ah uga mid noqon doona Kooxda ROWDA FC
2026

  ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartay2 ciyaaryahan iyo 2 goolhaye,kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqon doona Kooxda   RO...
20/04/2026

ROWDA FC ayaa safkeeda ku soo dartay
2 ciyaaryahan iyo 2 goolhaye,
kuwaas oo si rasmi ah uga mid noqon doona Kooxda ROWDA FC.
soo dhawaada qoyska ROWDA
Guul iyo horumar ayaan wada gaaraynaa
Soo dhawaada geesiyaal

🏆 KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAAFADDA ROWDA ⚽(Gaar ahaan yaryarka)🏆 FINAL – ROWDA CUP 2026Horseed FC 🆚 Golis FC📅 Ji...
14/04/2026

🏆 KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAAFADDA ROWDA ⚽
(Gaar ahaan yaryarka)

🏆 FINAL – ROWDA CUP 2026

Horseed FC 🆚 Golis FC

📅 Jimce | 17 April 2026
📍 Rays Stadium
⏰ 7:00 PM

h**e wuxuu ahaa mid qurux badan,
laakiin kan dhalinyarada Xafadda Rowda
wuxuu noqonayaa mid ka sii qurux badan 🏟💯

🗣 Ha seegin finalka ⚽

🎯 Koobka:
Isdhexgalka iyo mideynta dhalinyarada Xaafadda Rowda 🤝

wacan dhammaantiin 👀💯

⚽🔥

Part 4 🏆📸MAHADNAQ IYO SHAHAADO SHARAF 🏅Waxaa la maamuusay dhammaan dadkii masuulka ahaaee door weyn ka qaatay qabsoomidd...
05/04/2026

Part 4 🏆📸

MAHADNAQ IYO SHAHAADO SHARAF 🏅

Waxaa la maamuusay dhammaan dadkii masuulka ahaa
ee door weyn ka qaatay qabsoomidda
Koobka Isdhexgalka Dhalinyarada Xaafadda Rowda ⚽👏

Guul kasta gadaasheeda waxaa taagan dad aan muuqan…
idinkuna waxaad tihiin laf dhabarta guusha 💯

📜 Shahaadadan waa astaan yar oo lagu muujinayo
qadarin iyo ixtiraam weyn

💚 Rowda waa Midnimo
👉 Follow garee si aad ula socoto dhacdooyinka dambe
👉 Tag garee qof aad u aragto inuu mudan yahay 🫵🎯

Part 3 🏆📸ABALMARINTA BALAYARINTA KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAFADA ROWDA💚 Rowda waa Midnimo👉 Follow garee si aad ul...
04/04/2026

Part 3 🏆📸

ABALMARINTA BALAYARINTA KOOBKA ISDHEXGALKA DHALINYARADA XAFADA ROWDA

💚 Rowda waa Midnimo
👉 Follow garee si aad ula socoto dhacdooyinka dambe
👉 Tag garee saaxiibkaa si uu u arko 🎯

Address

XAFADA ROWDA
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rowda Football Academy Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category