Sports Village - Borama Bilicsan

Sports Village - Borama Bilicsan Different sports games company

04/06/2019
Asc saaxibada ku xidhan Sports village Gym waxaa loogu bisharaynayaa Inaa dib laguugu furay Gym tii Kadib balaadhin I yo...
24/02/2019

Asc saaxibada ku xidhan Sports village Gym waxaa loogu bisharaynayaa Inaa dib laguugu furay Gym tii Kadib balaadhin I yo qalabayn laguugu sameeyay. Ku soo dhawaada markale. Ugu kaalay Sports Village - Borama Bilicsan Goob Qurux Badan, Qalab nooc walba leh Baarxad aad Ku nafiisto iyo Adeeg Hufan

Waxayna ka koobantahay Rag iyo Dumar.

Saacadaha Ragga

5:30 Subaxnimo Ilaa 12:00 Duhurnimo
4:00 Galabnimo ilaa 11:00 Habeenimo

Saacada Dumarka

2:00 Duhurnimo ilaa 4:00 Galabnimo

Hadaba ha moogaaan hee horay u gaadh.

Waxay kugu taala Sareemada hoose Agteeda ama waxay ka soo horjeedka Jamacada Eelo qaybteeda Masterta.

Mulkiilaha iyo maamulka   u hanbalyaynayaan dhalinyaradii ku ciyaaraysay magaca   ee ku guulaystay koobkii Bisha  .
14/06/2018

Mulkiilaha iyo maamulka u hanbalyaynayaan dhalinyaradii ku ciyaaraysay magaca ee ku guulaystay koobkii Bisha .

Booqashadii Maanta iyo GymWaxaan booqasho gaaban saaka ku tagay Sport village Qaybta  . Oo ku taala sareemada sabeeriya ...
22/04/2018

Booqashadii Maanta iyo Gym
Waxaan booqasho gaaban saaka ku tagay Sport village Qaybta . Oo ku taala sareemada sabeeriya hoosteeda ama ka soo horjeedka Eelo University Qaybta masterka. Halkaas oo ay joogeen dhalinyaradii ku jimicsanaysay. Alxd

Waxaan dhamaan bulsho Waynta aan jecelnahay ugu bishaaraynaynaa in ay ka helayaan qalabkii ugu danbeeyey ee lagu jimicsadoo iyo shaqaale u tobabaran oo halkaas kugu diyaara wakhti lasts.

Hadaba saacadaha ay shaqayso xaruuntu Waa sidan

8:30 am Subaxnimo ilaa 12:30 pm duhurnimo Oo
2:00 pm duhurnimo ilaa 4:00 pm galabnimo Oo
4:00 pm galabnimo ilaa 11:00 pm habeenimo oo

hadaba hamoogaan

17/10/2017

Eat the foods YOU love to reach your goal

03/06/2017

Just follow the plan it suggests!

Address

Omer Saban
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sports Village - Borama Bilicsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share