Baidoa Fitness Center

  • Home
  • Baidoa Fitness Center

Baidoa Fitness Center Home of body building

25/02/2026
Waxaa maalintii labaad Xarunteena Baydhabo Tababar ku sameynaya ciyaartoyda Naadiga kubada Cagta BaaySom Football Club k...
24/02/2026

Waxaa maalintii labaad Xarunteena Baydhabo Tababar ku sameynaya ciyaartoyda Naadiga kubada Cagta BaaySom Football Club kaasi oo ah Hogaamiyaasha horyaalka heerka koowaad ee KGS , waxaan ku faraxsanahay xiriirka wadashaqeyn ee nagala dhaxeeya Baaysom .

BaaySom Football Club 🤝 Baidoa Fitness Center
19/09/2025

BaaySom Football Club 🤝 Baidoa Fitness Center

02/06/2025

Ku soo dhowaada Baidoa Fitness Center waxaa diyaar kuugu ah macalimiin qibrad sare uleh jirdhiska iyo agab dhameystiran oo nocyadiisa h**e an Somali loogu arag 🏋🏿Baidoa Fitness Center.

31/05/2025

Waxan halkan uga mahadcelinayna masuliyinta iyo dhalinyarada nagala soqayb gashy munasabadan xarig jarka ah waxa si rasmi ah ufurnay xaruntena cusub kuso dhawada dhamantin 🏋🏿Home of champions Baidoa Fitness Center

31/05/2025

of body building.

It's finally open. Qeyb ka mid sawirada furitaankaBaidoa Fitness Center . Hada Waxaa si rasmi ah h bilowdey is diiwaanga...
31/05/2025

It's finally open.
Qeyb ka mid sawirada furitaankaBaidoa Fitness Center . Hada Waxaa si rasmi ah h bilowdey is diiwaangalinta .

Galabta waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Xarunta cusub ee jirdhiska BAIDOA FITNESS CENTER .  .🏋🏿
31/05/2025

Galabta waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Xarunta cusub ee jirdhiska BAIDOA FITNESS CENTER .

.🏋🏿

Address

Mursal Street

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa Fitness Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility?

Share