FC B B Boys

FC B B Boys Bogga rasmig ah Ee B B Boys Saaxib la noqo Boggeena

03/06/2026

Midfield Master class Pedri πŸ”₯

Dominant
Creative
Visionary
Composed
Influential


B B Boys




πŸ’›πŸ”₯🩸

02/06/2026

1VS1πŸ”₯

πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

  mubaarakDhammaan Ciyaaryahannada iyo Taagyeeriyaasha Naadiga  B.B.Boys Waxa ay Hambalyada munaasabada cidul Adhaxa Laq...
26/05/2026

mubaarak

Dhammaan Ciyaaryahannada iyo Taagyeeriyaasha Naadiga B.B.Boys
Waxa ay Hambalyada munaasabada cidul Adhaxa Laqeebsaneyaan
Guud ahaan muslimiinta calaamka,
Gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adhxa,

Waxaan Alle weydiisaneynaa in ciidan ciideeda
Nabad iyo Caafimaad Nagu gaarsiyo

CIID WANAAGSAN,

πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

  πŸ”₯                 πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯
23/05/2026

πŸ”₯








πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

                 πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯
18/05/2026









πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

09/05/2026

"Hoggaamiyaha dhabta ah Ee El Capitano Tudhe" πŸ”₯

"Real Leader & Spirit Captain"🫢πŸ”₯

"Yellow Boys" πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

07/05/2026

"

"Dhayow Mid kamid ah Mashinada Haldoorka Khadka dhexe Ee Koxda"

"Yellow Boys"πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

05/05/2026

"Joog dheere Mahad-ow" πŸ”₯

Star Performer πŸ”₯⚽
Elite Talent πŸ’«πŸ†
Match Star 🌟πŸ’ͺ

"Yellow Boys" πŸ’›πŸ©ΈπŸ”₯

INAALILLAHI WAA INNA ILEEHI RAAJICUUN Alle ha uraxmadoGudoomiye Ku Xigeenkii Guud Ee Koxda Abdi Somali oo Gacan ka xaqda...
28/04/2026

INAALILLAHI WAA INNA ILEEHI RAAJICUUN

Alle ha uraxmado
Gudoomiye Ku Xigeenkii Guud Ee Koxda
Abdi Somali oo Gacan ka xaqdaran sababsadey ,


Hoygiisana janatul fardowso Alle SWT haka dhigo,
Annaganna gadaashiisa Alle nama fidneeyo,
Kitaabkiisana gacanta midig Alle haka siyo ,
Marti la jecel yahayna Alle haka dhigo ,

😭😭😭😭😭😭😭

Address

Bukriyey Street
Baydhabo
οΏ½οΏ½

Telephone

+252612160648

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC B B Boys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FC B B Boys:

Share

Category