Powertv2

Powertv2 Entertainment movie 🎬 🎞 πŸŽ₯

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 eedeysane oo ajaanib ah oo laga soo qabtay xeebaha Soomaaliya ayagoo si sharci darro...
06/06/2023

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 eedeysane oo ajaanib ah oo laga soo qabtay xeebaha Soomaaliya ayagoo si sharci darro ah uga kalluumeysanaya waxay ku xukuntay inay bixiyaan midkiiba lacag 11 kun oo dollar oo ganaax ah, 30 kun oo dollar oo magdhow kalluunkii ay Soomaaliya ka qaateen ah, doomahii iyo qalabkii kalluumeysi ee saarnaa iyo sidoo kale kalluuunkii lagu qabtay.

Referee Antonio Mateu Lahoz ayaa ilmeeyay markii uu dhamaystay kulankiisii ​​ugu dambeeyay ee uu garsoore ka noqdo horya...
05/06/2023

Referee Antonio Mateu Lahoz ayaa ilmeeyay markii uu dhamaystay kulankiisii ​​ugu dambeeyay ee uu garsoore ka noqdo horyaalka LaLiga
Waxaa loo sagootiyey si qurux badan
Powertv2 Huseen Kunaa

Nin ayaa goobtiisa ganacsiga ku qoray " Waa mamnuuc inay soo galaan Eeyaha, Muslimiinta iyo dadka Madow"Dabadeed waxaa g...
04/06/2023

Nin ayaa goobtiisa ganacsiga ku qoray " Waa mamnuuc inay soo galaan Eeyaha, Muslimiinta iyo dadka Madow"

Dabadeed waxaa goobtii soo galay oo ku tukaday Feer-yahanka muslimka ah ee mike Tyson iyo Feeryahanka Swidishka ah ee Badou Jack, Imaamka salaadda tujinaayeyna wuxuu ahaa feeryahanka ku takhasusay Kickboxing ee Caamir Cabdulaahi oo u dhashay dalka Urdun.

Ninkii cunsuriga ahaa ee goobta lahaa indho ayaa kasoo haray.
Powertv2

Rasmi" Karim Benzema ayaa ka tagay kooxda Real madrid"Powertv2Follow me
04/06/2023

Rasmi" Karim Benzema ayaa ka tagay kooxda Real madrid"

Powertv2Follow me

Nmankii waa i diideen waxa aan la ilmeynayo Waa -NIN- la'aan xitaa ii keena wiil 5 sano jiro si aan u korsado kadib aan ...
04/06/2023

Nmankii waa i diideen waxa aan la ilmeynayo Waa -NIN- la'aan xitaa ii keena wiil 5 sano jiro si aan u korsado kadib aan u guursado .

Gabadhaan oo ku nool Muqdisho ayaa Somalida ka codsatay in si Deg-Deg ah Nin loogu guuriyo ......

Kusoo biir asxbteena follow dheh page ka
Powertv2

Labo GOATs oo hal sawir kuwada jira . 🐐 🐐-Habeen wanaagsan Qaraabo..πŸ’™
03/06/2023

Labo GOATs oo hal sawir kuwada jira . 🐐 🐐

-Habeen wanaagsan Qaraabo..πŸ’™

Sawiro:- Musliminta magalada Finfine ayaa maanta Si weyn uga soo Qayb-galey Janaasada Muslimiintii shalay ku hashiidey G...
03/06/2023

Sawiro:- Musliminta magalada Finfine ayaa maanta Si weyn uga soo Qayb-galey Janaasada Muslimiintii shalay ku hashiidey Gudaha Casimada dalka itoobiya ee Finfine

Powertv2Powertv2 Follow me

Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa laga soo sheegayaa degmooyink...
03/06/2023

Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa laga soo sheegayaa degmooyinka qaar - ka dib markii maanta ay Guddiga Doorashooyinku shaaciyeen liiska xildhibaannada soo baxay.

Halkani waa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo mudaharaad weyn ay samaysay beel tirsanaysa in la musuqmaasuqey kursigeedii degmada.

Gundogan waa mid kamid ah ciyaartoyada ugu wanaagsan Xilli ciyaaredkan keliya maaha Horyaalka premire league ee 5ta hory...
03/06/2023

Gundogan waa mid kamid ah ciyaartoyada ugu wanaagsan Xilli ciyaaredkan keliya maaha Horyaalka premire league ee 5ta horyaal ee waaweyn waayo ma jiro ciyaariyahan farqi sameeye ah oo khad dhexe ah oo kooxdiisa u hogaamiyay guulaha muhiimka ah.

DEG DEG πŸš¨β—Alexis Mac Allister aabihiis iyo wakiilkiisa ayaa u safri doona England saacadaha soo socda - iyadoo Liverpool...
03/06/2023

DEG DEG 🚨

❗Alexis Mac Allister aabihiis iyo wakiilkiisa ayaa u safri doona England saacadaha soo socda - iyadoo Liverpool ay rabto inay dhameystirto faahfaahinta ugu dambeysa ee heshiiska shuruudaha shaqsiyeed.

❗Rajada ayaa ah in heshiiska la dhameeyo toddobaadka soo socda, aabihiis wuxuu joogi doonaa England si uu uga shaqeeyo taas

Xigasho ( Fabrizio Romano )

PPowertv2owertv2 ✍️

Kooxda Manchester City ayaa ku guuleystay tartanka FA Cup-ka markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 2019 kaddib markii ay...
03/06/2023

Kooxda Manchester City ayaa ku guuleystay tartanka FA Cup-ka markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 2019 kaddib markii ay garaaceen Man United. πŸ”΅πŸ†

Waa markoodii todobaad oo ay Man City ku guuleysato FA Cup-ka, inay saddexleey koobab ah qaadaan xilli ciyaareedkanna waxaa uga harsan inay Inter Milan ka duubtaan Champions League.πŸ‘

Hambalyo taageerayaasha kooxda Muwaadiniinta.πŸ”΅

Address

Barwaaqo
Baydhabo
BARWAAQO

Telephone

+252615874827

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Powertv2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Powertv2:

Share