17/09/2023
Biri galab waxaa jiro kulan in badan Lawada sugaayay Kooxda guulaha badan ee Al furqaan iyo koxda onkod ayaa usku arki rabo markii 2 labaad Taarikha ahaan kulamada ay ciyaaren Al furqaan ayaa guul ka gaartay birina waxaa la filaa in aay qadaan wadadii h**e ee logo bartay guul insha allaah