13/06/2026
•Mulkiilaha Nottm Forest Evangelos Marinakis ayaa gacanta ku haya amaba maamulaya iibka Elliot Anderson isaga ayaana ah shaqsiga Man City kala xaajoonaya heshiiskaan isagoo dalbanayo lacago badan kuwaas oo ah(British Record) oo lagu jabinayo lacagaha ubadan ee ciyaaryahan lagu iibsado gudaha Britain.
•Ciyaaryahanka ayaa riixaya heshiiskaan waxa uuna rabaa inuu ku biiro kooxda Manchester City, waxaana la filayaa in heshiiska dhawaan la soo gabagabeeyo.
-Yarkaan Shuluqa ah City soo socda uun buu ku hayaa ma dhargo miyaa calool-weynahaan.
Xigasho:[JacobsBen& Alex cook].