Cabdi khaliq footballer

Cabdi khaliq footballer Football analyst

23/09/2025

🏆 Osmaan dembele wuxuu kamid noqday 10 ciyaar yahan e Ballon do ar champions league io world cup wada qaaday

🇩🇪 Franz Beckenbauer
🇩🇪 Gerd Müller
🇮🇹 Paolo Rossi
🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 Sir Bobby Charlton
🇫🇷 Zinedine Zidane
🇧🇷 Rivaldo Vítor Borba Ferreira
🇧🇷 Ricardo Izecson dos Santos Leite Kaká
🇧🇷 Ronaldinho Gaúcho
🇦🇷 Lionel Andrés Messi
🆕 🇫🇷 Ousmane Dembélé

Raull Asensio kuma jiro liiska xulka qaranka Spain ee ciyaarta caawa 🚨Argtidaada?
20/03/2025

Raull Asensio kuma jiro liiska xulka qaranka Spain ee ciyaarta caawa 🚨

Argtidaada?

Ma Ogtahay In Garnacho Goolal Ka Badan Mo Salah & Haaland Uu Ka dhaliyay Kulamada Finalka Ah 🫣Haaland Wali Mustaqbalaaba...
19/03/2025

Ma Ogtahay In Garnacho Goolal Ka Badan Mo Salah & Haaland Uu Ka dhaliyay Kulamada Finalka Ah 🫣

Haaland Wali Mustaqbalaaba Udhimanee 32-Jirka Salah Waa La Yaabay

what acome back 🔥A.madrid cidi kaliya ee meel saari karta waa barcelona runtii tababaraha badalkii waa ku faa iiday
16/03/2025

what acome back 🔥
A.madrid cidi kaliya ee meel saari karta waa barcelona runtii
tababaraha badalkii waa ku faa iiday

Rasmi New Castle koob ay ku guulaysato waxa ugu dambeysay 1955kii 😮 70 sanno kaddib waxay ku guulaysatay Carabao Cup, wa...
16/03/2025

Rasmi New Castle koob ay ku guulaysato waxa ugu dambeysay 1955kii 😮

70 sanno kaddib waxay ku guulaysatay Carabao Cup, waxay ka qaaday Liverpool oo 2015 inay ka badiso ugu dambeysay 🤯
Liverpool 4 tii cup ee rabeen mxaa usoo haray

Congratulations the Magpies 🫡

Maanta ilaa caawa waa super Sunday 🔥🔥👏🏻 Saadaalin ka bixi kulamadaan isugu jira derbiyada, finalka & kulamo horyaalo sam...
16/03/2025

Maanta ilaa caawa waa super Sunday 🔥🔥👏🏻

Saadaalin ka bixi kulamadaan isugu jira derbiyada, finalka & kulamo horyaalo sameeyn weeyn ku yeelan doona.

Real Madrid aya wareeg walba oo kamid ah champaha garaacday deriskooda Atletico. Wareega; 16ka ✅8 dhamaadka ✅4 dhamaadka...
12/03/2025

Real Madrid aya wareeg walba oo kamid ah champaha garaacday deriskooda Atletico.

Wareega;
16ka ✅
8 dhamaadka ✅
4 dhamaadka ✅

Final ✅

Dariskooda kamay xishoon

Hanbalyo Real madrid Alvares kubada lugtiisa kale ayey sii taabatay saas syaa looga diiday next Arsenal Vs Real madrid 🔥
12/03/2025

Hanbalyo Real madrid
Alvares kubada lugtiisa kale ayey sii taabatay saas syaa looga diiday
next Arsenal Vs Real madrid 🔥

Ma ogtahay? 2 sano ka hor maamulka kooxda Chelsea aya iska diiday in shaqada u dhiibaan macalin Enrique oo diyaar u aha ...
12/03/2025

Ma ogtahay?

2 sano ka hor maamulka kooxda Chelsea aya iska diiday in shaqada u dhiibaan macalin Enrique oo diyaar u aha waxeena ka doorbideen Pochettino oo side rabeen ku aqbalay halka Enrique diiday sidaas asago yiri Aniga nin weeyn ahay howsha kooxda ii daaya ama nagu kala wada.

2 sano kadib Chelsea weli wareerki ayee ku jirta halka Enrique dhisay mid kamid ah kooxaha ugu fcn Yurub.

Chelsea markaas Romanka hadu joogo laha Enrique waxu ku biiri laha Chelsea balse Kuwa ganacsi joogo hada oo waxe dhisayaan fahmeen oo Yes man lee iska rabo.

BY By Liverpool
11/03/2025

BY By Liverpool

FCB to quarter finale 🔥 Barca Natiijo iyo Ban dhig cajiiba, kaddib wareega 8aad ayay iska xaadiriyeen,Raphinha Benefica ...
11/03/2025

FCB to quarter finale 🔥

Barca Natiijo iyo Ban dhig cajiiba, kaddib wareega 8aad ayay iska xaadiriyeen,

Raphinha Benefica xarash miyuu u haayey 3 game5 goals🔥

Address

Banadir
Banadir

Telephone

+252611617279

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi khaliq footballer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share