Arsenal FC Somali Fans

Arsenal FC Somali Fans kusoo dhawaw waraka ARSENAL

Tan iyo xeli ciyaareedki 2023/24: Arsenal aya 37 gool ka dhalisay corner iyago 16 gool ka koreeya kooxda kuso xigta muda...
18/10/2025

Tan iyo xeli ciyaareedki 2023/24:

Arsenal aya 37 gool ka dhalisay corner iyago 16 gool ka koreeya kooxda kuso xigta mudadaas.

Xeli ciyaareedkaan hada socdana 8 kulan aye 7 gool corner ka dhaliyeen. Set piece masters ✅

Corner for Arsenal = Penalty. Iska jira.

FT: Fulham 0-1 ArsenalArsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fulham oo ahayd koox ay ku dhibanayd xilli ciyaareed...
18/10/2025

FT: Fulham 0-1 Arsenal

Arsenal ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Fulham oo ahayd koox ay ku dhibanayd xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay.

Arsenal ayaa 19 dhibcood ku hogaaminaysa horyaalka Premier League.

3 Points + Clean Sheet. 💪🔴🔵🔥

HT: Fulham 0-0 ArsenalQaybti h**e ee ciyaarta ayaa soo dhamaatay. Wali waa la is mari la'ayahay halfka h**e. 🔴🔵Fikirkaag...
18/10/2025

HT: Fulham 0-0 Arsenal

Qaybti h**e ee ciyaarta ayaa soo dhamaatay. Wali waa la is mari la'ayahay halfka h**e. 🔴🔵

Fikirkaaga?

🚨🔴⚪️𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗡𝗘𝗪𝗦: Tani Waa Shaxda  Kulanka caawa Vs  Fulham David Raya,  saliba Gabriel Magalhães, Timber, Calafiori Zubime...
18/10/2025

🚨🔴⚪️𝗧𝗘𝗔𝗠 𝗡𝗘𝗪𝗦: Tani Waa Shaxda Kulanka caawa Vs Fulham

David Raya, saliba Gabriel Magalhães, Timber, Calafiori Zubimendi, Declan Rice, Eze, Saka, Trossard Gyökeres

Kaydka: Kepa, Mosquera Skelly , Merino, , Nwaneri, Norgaard, Ben White, Marteneli .

Fikirkaaga Shaxda Caawa?

- seska✍️

Yarkii Merino ahaa alaabtaan ayuu Instagram-ka soo saartay, waaku soo bilaaban rabaa miyaa kalsooni ayaa ka muuqatee 😂.W...
18/10/2025

Yarkii Merino ahaa alaabtaan ayuu Instagram-ka soo saartay, waaku soo bilaaban rabaa miyaa kalsooni ayaa ka muuqatee 😂.

Waa naloo yaabaa hadii kan uu kusoo bilowdo.

_Aalinho✍️

Kulanka Fulham labadan yaa u qalma in uu ku soo bilowdo?Trossard Love ❤ saarMartinelli 😮 Wow saar- muzamil
18/10/2025

Kulanka Fulham labadan yaa u qalma in uu ku soo bilowdo?

Trossard Love ❤ saar

Martinelli 😮 Wow saar

- muzamil

READY 🔜.Let’s go gunners 💪👊❤️.
17/10/2025

READY 🔜.

Let’s go gunners 💪👊❤️.

🚨Arteta🗣 "Gyokeres Waxaan u sheegay in weeraryahanka aan rabo uu yahay mid u dulqaadan karo dhaleceynta xitaa haduusan g...
17/10/2025

🚨Arteta🗣 "Gyokeres Waxaan u sheegay in weeraryahanka aan rabo uu yahay mid u dulqaadan karo dhaleceynta xitaa haduusan goal dhalin 6 ilaa 8 kulan...

Haddii aad xirato funaanadda lambarka 14 ee Arsenal, waa inaad u dulqaadan karto cadaadiska iyo dhaleceynta💪

Gyokores waxaan ka rabaa inuu sii wado Form kiisa ciyaareed sidiisi h**e, markay fursad u timaadana, inuu ka faa’iideysto waxaana aaminsanahay in taas ay dhici doonto."🔥❤️

-Mohamett ✍️

🚨 BREAKING: Macalin Arteta ayaa xaqiijiyay in Martin Zubimendi iyo Ben White ay diyaar yihiin oo laheli karo kulanka ber...
17/10/2025

🚨 BREAKING: Macalin Arteta ayaa xaqiijiyay in Martin Zubimendi iyo Ben White ay diyaar yihiin oo laheli karo kulanka beri ee Fulham.

Sidoo kale wuxuu macalin-ku intaas kudaray in Soo laabashada Noni Madueke ay soo dhawaanayso.

Ahmed ✍️

🚨Gabriel 🗣 “Waligay ma arkin wax la mid ah... Max Dowman waa ciyaaryahan Cajiib ah!”Waa 15 jir kaliya waana ciyaryahan a...
16/10/2025

🚨Gabriel 🗣 “Waligay ma arkin wax la mid ah... Max Dowman waa ciyaaryahan Cajiib ah!”

Waa 15 jir kaliya waana ciyaryahan aan cadi aheyn taasina waa wax waali ah!.

Max Dowman Qof walba Ayaa ka yaaban 🔥

-maajid ahmed

🚨Ben White ayaa ka maqnaa tababarkii kooxda Arsenal ee maanta. ❌🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿📌 Lama shaacin sababta rasmiga ah ee maqnaanshihi...
16/10/2025

🚨Ben White ayaa ka maqnaa tababarkii kooxda Arsenal ee maanta. ❌🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

📌 Lama shaacin sababta rasmiga ah ee maqnaanshihiisa, balse wararka qaar ayaa tilmaamaya in laga yaabo inuu jiro xaalad dhaawac.

[]

Gurey✍️✍️✍️✍️✍️

Address

Mogadishu
Banaadir

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal FC Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category