๐‡๐€๐‹๐†๐€๐ ๐€๐‚ ๐๐„๐–๐’

  • Home
  • Somalia
  • Balcad
  • ๐‡๐€๐‹๐†๐€๐ ๐€๐‚ ๐๐„๐–๐’

๐‡๐€๐‹๐†๐€๐ ๐€๐‚ ๐๐„๐–๐’ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ๐‡๐€๐‹๐†๐€๐ ๐€๐‚ ๐๐„๐–๐’, Sports, HALGAN STREt, Balcad.

๐ŸŸก Official Page of Halgan Academy
๐Ÿ”ต News | Matches | Updates
โšฝ Developing Future Stars
๐Ÿ’™ Wada jirka waa hubkeena
๐Ÿงข captain maslax
๐Ÿงฅ abdifitaah
TEAM BALCAD
TELL CALL:687041537
WHATSAPP:627962514

28/05/2026

Leaders ship

๐ŸŒ™โœจ EID MUBAARIK โœจ๐ŸŒ™Halgan Academy waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Eid. ๐Ÿ’™...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ EID MUBAARIK โœจ๐ŸŒ™

Halgan Academy waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Eid. ๐Ÿ’™๐Ÿ’›

Maalintaan farxadda leh waxaan idiin rajeynaynaa:
Nabad โ€ข Guul โ€ข Midnimo โ€ข Barwaaqo ๐ŸŽ‰

โ€œKoox adag waxay ku dhisan tahay wadajir iyo dadaalโ€ โšฝ๏ธ๐Ÿ”ฅ

Follow:
๐Ÿ“˜ Halgan Academy Facebook
๐Ÿ“Œ Halgan Academy Pinterest
๐Ÿ“ธ Halgan Academy Instagram
๐ŸŒ HalganAcademy.com

Eidul Adxa Mubaarak ๐ŸŒ™โœจWaxaan hambalyo diiran u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta guud ahaan meel kast...
26/05/2026

Eidul Adxa Mubaarak ๐ŸŒ™โœจ

Waxaan hambalyo diiran u dirayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta guud ahaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa awgeed.

Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado farxad, nabad iyo barwaaqo. ๐Ÿค

โ€” halgan academy
โ€œUnity Is Our Weaponโ€

Annagoo ah bahda Halgan Academy, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan shaca...
21/05/2026

Annagoo ah bahda Halgan Academy, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan shacabka uu ka baxay walaalkeen Cabdiraxmaan Cumar Jire.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu janatul firdowsa ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun. ๐Ÿคฒ๐Ÿ•Š๏ธ
โ€” Bahda Halgan Academy













Team Halgan Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shacabka Somaliland munaasabadda 18-ka May.Waxaan idinla qeyb...
17/05/2026

Team Halgan Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shacabka Somaliland munaasabadda 18-ka May.

Waxaan idinla qeybsaneynaa farxadda maalintan qiimaha leh, annagoo idiin rajeynayna nabad, horumar iyo guul joogto ah.

Hambalyo 18 May ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท
Walaaltinimo iyo is-ixtiraam mar walba.

โ€” Team Halgan Academy ๐Ÿ’™
Ministry of Foreign Affairs - Somaliland

๐Ÿ”ฅ HALGAN ACADEMY CAPTAIN ๐Ÿ”ฅHogaamiye dhab ah, qalbi adag, iyo dadaal aan joogsi lahayn ๐Ÿ’™๐Ÿ’›Maanta waa captain-ka kooxda, be...
11/05/2026

๐Ÿ”ฅ HALGAN ACADEMY CAPTAIN ๐Ÿ”ฅ
Hogaamiye dhab ah, qalbi adag, iyo dadaal aan joogsi lahayn ๐Ÿ’™๐Ÿ’›
Maanta waa captain-ka kooxda, berri waa xiddigta mustaqbalka โญโšฝ
โ€œLeadership is not about words, itโ€™s about action.โ€ ๐Ÿซก
๐Ÿ’™๐Ÿ’›

๐Ÿ”ฅ NEXT MATCH ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ† HALGAN ๐Ÿ†š GANGS ACADEMY๐Ÿ“… 14 MAY 2026๐Ÿ“ CEELGEELE STADIUMWiilasheena waxay diyaar u yihiin dagaal kale oo g...
11/05/2026

๐Ÿ”ฅ NEXT MATCH ๐Ÿ”ฅ

๐Ÿ† HALGAN ๐Ÿ†š GANGS ACADEMY
๐Ÿ“… 14 MAY 2026
๐Ÿ“ CEELGEELE STADIUM

Wiilasheena waxay diyaar u yihiin dagaal kale oo garoonka ah ๐Ÿ’™๐Ÿ’›
Taageerayaalow kasoo qeyb gala oo garab istaaga kooxdaada!

โ€œDiscipline, passion, victory.โ€
Sida Cristiano Ronaldo oo kale โ€” shaqo adag iyo guul ayaan u ciyaareynaa! โšฝ๐Ÿ”ฅ

WAR DEG-DEG AH: HERE WE GO! ๐Ÿ”ต๐ŸŸกโ€‹Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in Maxamed uu ku biiray akadeemiyada Halgan Academy. Xid...
09/05/2026

WAR DEG-DEG AH: HERE WE GO! ๐Ÿ”ต๐ŸŸก
โ€‹Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay in Maxamed uu ku biiray akadeemiyada Halgan Academy. Xiddigan oo lagu yaqaano karti iyo hibo ciyaareed oo sarreysa ayaa qalinka ku duugay heshiiskiisa cusub.
โ€‹Soo dhowow Maxamed! ๐Ÿคโšฝ
โ€‹

๐ŸŒ™ JIMCO MUBAARAK ๐ŸŒ™โ€‹โ€œCaawo waa habeen Jimco ah, ee aan badino naxariista iyo saliga Nabigeena Maxamed (NNKH).โ€โ€‹โœจ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…...
07/05/2026

๐ŸŒ™ JIMCO MUBAARAK ๐ŸŒ™
โ€‹โ€œCaawo waa habeen Jimco ah, ee aan badino naxariista iyo saliga Nabigeena Maxamed (NNKH).โ€
โ€‹โœจ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ุตูŽู„ูู‘ ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ู’ ุนูŽู„ูŽู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽุง ู…ูุญูŽู…ูŽู‘ุฏู โœจ

Kulanka weyn ee la wada sugayo! โšฝ๏ธโ€‹Halgan Academy waxay u safreysaa Kings Stadium si ay ula soo ciyaarto Kings Academy. ...
27/04/2026

Kulanka weyn ee la wada sugayo! โšฝ๏ธ
โ€‹Halgan Academy waxay u safreysaa Kings Stadium si ay ula soo ciyaarto Kings Academy. Wiilashu waxay u baahan yihiin taageeradiina si ay guul muhiim ah u soo hooyaan.
โ€‹๐Ÿ—“ Taariikhda: 29 April 2026
โฐ Saacadda: 15:00 PM
๐Ÿ“ Goobta: Kings Stadium (Qamiis)
โ€‹Ha moogaanina, nala jooga ilaa dhamaadka! "

Address

HALGAN STREt
Balcad
HALGANACADEMY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐‡๐€๐‹๐†๐€๐ ๐€๐‚ ๐๐„๐–๐’ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category