27/08/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMABALYO AROOS
Maanta Waxaan si Farxad Iyo Sharaf leh ugo Hambalyayneyna Arooska Qimaha badan Ee Legend kena Kooxda ama ciyaaryahankeeni h**e CABDIRAXMAN XAAJI CABDILE Iyo gacalisadisa UMAYMO CABDIRAXMAN SHEEQ XUSEEN Oo se her sare ah ogu dhacay arooskooda nairobi
Arooskani Wuxu aha Mid Qurax Iyo Xaraago gaar ah lahaa, Kanaa marqaati Kacayay Jaceyl, isfaham Iyo Midnimo ay ku midoobeen labada Lamane
Waxaan ilaaahay ugo baryaynaaa in uu ka dhigo guurgoda Mid lagu Barakooba, kuna Maneysto Nabad, Isjaceyl, Barwaaqo Iyo Bash - Bash Waara , Kana dhigo Qoys Ku dhisan iimaan, Duulqad Iyo Wadajir
Waxan idinku duceynayna ducadi Nabi MoHAMED ( S.A.W)
Barakalahu lakuma Wabaraka Jamiicaa Baynakuuma
Ilaah haindigo arzaaqo awlaad Wanagsan Oo bariyaal ah I..a
Ilaah ha idin waafajiyo Nolosha cusub, Jacayl Waara, Nabad iyo Barwaaqo
Hambalyo cabdiraxman iyo umaymo Mid guurkiina ha noqdo Mid guul iyo kheer ah
AMIIN AMIIN