Alba FC

Alba FC Welcome to the official page of Alba Football Club! We are one family "Alba family".

Alba FC πŸ†š Holac SCKulan Saaxiibtinimo ah 🀝   γ‚šviralγ‚·
12/08/2026

Alba FC πŸ†š Holac SC

Kulan Saaxiibtinimo ah 🀝
γ‚šviralγ‚·

Faalooyinkiina, taageeradiina iyo garabkiina.Alba FC way idinkaga mahadcelineysaa! πŸ’™βš½πŸ”₯
08/08/2026

Faalooyinkiina, taageeradiina iyo garabkiina.

Alba FC way idinkaga mahadcelineysaa! πŸ’™βš½πŸ”₯

08/08/2026

⚽️ ONE TOUCH PASS πŸ”₯

Nasiib-xumo Cup-ka waan ka harney, laakiin dadaalkii iyo isku-duubnidii kooxda waa wax lagu faano.

Mida kale awooda xaafada kooshin & laanta (SUUQA BALKA) way muuqataa! 🦁πŸ’ͺ

Alba FC ❀️

Mowliid & Khaliil Laba halyeey magac, sharaf iyo taariikh ku dhax leh kooxdeena, Alba-na way meteleen. πŸ‘‘βš½
08/08/2026

Mowliid & Khaliil

Laba halyeey magac, sharaf iyo taariikh ku dhax leh kooxdeena, Alba-na way meteleen. πŸ‘‘βš½

07/08/2026

Gool cajiib ah oo kooxda guusha u horseeday! ⚽️πŸ”₯πŸ‘

Alba FC

Mid ka mid ah mustaqbal ifaya kooxdeena (AYUB HUSSEIN)πŸ”₯πŸ‘
07/08/2026

Mid ka mid ah mustaqbal ifaya kooxdeena (AYUB HUSSEIN)πŸ”₯πŸ‘

Tababaraha Koowaad ee Alba Football Club Sadaam Hussein Nur.Maskaxda kooxda.⚽πŸ”₯πŸ‘
07/08/2026

Tababaraha Koowaad ee Alba Football Club Sadaam Hussein Nur.

Maskaxda kooxda.⚽πŸ”₯πŸ‘

06/08/2026

Rigooro nadiif ah. πŸ’ͺ⚽

πŸ”₯ 10/0

Waad ku mahadsan tahay Halyeey Yusuf Hussein Gure. πŸ₯°Alba FC mar walba way ku faantaa halyeeyadeedii h**e. πŸ’™βš½
31/07/2026

Waad ku mahadsan tahay Halyeey Yusuf Hussein Gure. πŸ₯°

Alba FC mar walba way ku faantaa halyeeyadeedii h**e. πŸ’™βš½

Dhamaan taageerayaasha Alba FC waxaan idin ku wargelineynaa in kulankii Final-ka ee galabta uu baaqday.Waxaan ka cudur-d...
31/07/2026

Dhamaan taageerayaasha Alba FC waxaan idin ku wargelineynaa in kulankii Final-ka ee galabta uu baaqday.

Waxaan ka cudur-daaraneynaa isbeddelka yimid. Taariiqda iyo waqtiga cusub ee ciyaarta dib ayaan idinkala wadeegi doonaa, Insha'Allah.

Mahadsanidiin taageeradiina joogtada ah. πŸ’™βš½

Address

Hiiraan
Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alba FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category