FC Dikootar

FC Dikootar DIKOTAR C.F, waxay Ka mid tahay kooxaha Ka dhisan ugana magaca Weyn Magaaladda Baydhabo.

Kulankeeni ugu horeeyey ee   Cup.
21/08/2024

Kulankeeni ugu horeeyey ee Cup.

Kulanka  galabta ee dhigeena  FC. Five Street.
21/08/2024

Kulanka galabta ee dhigeena FC. Five Street.

Group A: Baidoa Cup
07/03/2023

Group A: Baidoa Cup

Halftime: Nootaayo Minhaal C.F. 2 FC five Street 1
07/03/2023

Halftime: Nootaayo Minhaal C.F. 2 FC five Street 1

Full time: Nootaayo Minhaal C.F. 5 Five street 2
07/03/2023

Full time: Nootaayo Minhaal C.F. 5 Five street 2

Baydhabo, 27/11/2022Shaacinta magaca cusub iyo astaanta ee naadiga  Dikotar C.F. Waxaan halkaan Ku soo shaaciney magaca ...
27/11/2022

Baydhabo, 27/11/2022

Shaacinta magaca cusub iyo astaanta ee naadiga Dikotar C.F.

Waxaan halkaan Ku soo shaaciney magaca cusub iyo astaabta ee naadiga Dikotar C.F.

Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 27/11/2022, waxaan taagyaraasha , cayaartoydda iyo qof walba xiiiseeyo naadiga u sheegayna in magaca cusub ee naadigu yahay, NOOTAAYO MINHAL FOOTBALL CLUB.

Wabillaahi Towfiiq.

Waa qaar kamid ah cayaartoydda cusub ee naadiga la soo saxiixaatay.Welcome.
14/11/2022

Waa qaar kamid ah cayaartoydda cusub ee naadiga la soo saxiixaatay.

Welcome.

Dhamman Maamulka, cayaartoyda iyo taageeyarayaasha kooxdda Kubadda cagta Dikotar C.F. waxay u mahadcelinayaan madaxweyna...
14/11/2022

Dhamman Maamulka, cayaartoyda iyo taageeyarayaasha kooxdda Kubadda cagta Dikotar C.F. waxay u mahadcelinayaan madaxweynaha dowlad goboleedka koonfurgalbeed soomaaliya, Mundane H.E Abdiaziiz Hassan Mohamed laftagareen, hurumarka oo Ku sameeyay guud aahaan sportska degmadda, waxaana si gaar ahaaneed ugu mahadcelinayna dhismaha garoonka Weyn ee Dr. Ayuub, Magaaladda Baydhabo.

Mundane Madaxweyne aad ayaad u Mahadsantahy,waana mudan tahay in lagu Mahadceliyo.

Sports Hormar leh.

C.F. #

Address

Horseed
Baidoa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC Dikootar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FC Dikootar:

Share

Category