Fc Xidigaha Busley

Fc Xidigaha Busley Waa Page-ka Rasmiga Fc Xididaha Busley Football Club

Match Day
06/01/2026

Match Day


⚽✨ New Coaches – New Vision 2026 ✨⚽  waxay si farxad leh u soo dhaweynaysaa tababarayaal cusub oo leh aragti fog, khibra...
05/01/2026

⚽✨ New Coaches – New Vision 2026 ✨⚽

waxay si farxad leh u soo dhaweynaysaa tababarayaal cusub oo leh aragti fog, khibrad iyo himilo guul.


Waa bilow cusub, waa yididiilo cusub, waa mustaqbal ifaya 💙💛
Ku soo dhowaada qoyska Xidigaha Busley 🤝⚽



05/01/2026

⚽️New Announcement🏆
👀 👀 👀



 Dhaman maamulka iyo Tageriyasha Naadiga   Waxn ogsiinaynaa in uu Shaqadii Macalinimo uu Hayey.  (Hussein Boore) Oo ka t...
05/01/2026


Dhaman maamulka iyo Tageriyasha Naadiga
Waxn ogsiinaynaa in uu Shaqadii Macalinimo uu Hayey.
(Hussein Boore) Oo ka tagay shaqadii Uu kooxda U haayey taas oo ah Tababaraha 1aad ee Kooxda



Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa [Hussein abdi osman] dadaalkii, waqtigii iyo kartidii uu u huray kooxda.

Intii uu nala joogay wuxuu kooxda ku hoggaamiyay anshax, isku duubni iyo horumar muuqda.

Waxaan ka barannay waayo-aragnimo, hoggaan wanaagsan iyo sida loo noqdo koox mideysan.

Guulihii iyo horumarkii la gaaray waxay mar walba ka mid ahaan doonaan taariikhda kooxda.

Waxaan kuu rajeyneynaa mustaqbal ifaya iyo guulo badan meel kasta oo aad ka shaqeyso.

Albaabada kooxda mar walba way kuu furan yihiin.

❤️⚽


Match result   0-1    💪
01/01/2026

Match result
0-1

💪

Alxamdulillaah 🤲⚽Tababarihii 1aad ayaa naga ganaaxan maanta kadib dadaal, dulqaad iyo shaqo adag 💪Guul walba waxay ka ti...
31/12/2025

Alxamdulillaah 🤲⚽
Tababarihii 1aad ayaa naga ganaaxan maanta kadib dadaal, dulqaad iyo shaqo adag 💪
Guul walba waxay ka timaadaa kalsooni, edeb iyo adkeysi.
Waxa kusime Tababare inoo ah intuu Tababaraha 1aad ka so labanayo
)
Waad mahadsan tihiin dhammaan taageerayaasha, ciyaartoyda iyo maamulka na garab istaagay 🙏
Socodku wuu soconayaa, himiladuna waa mid weyn 🚀
⚽🔥

Match Day It’s not just a match… it’s a DERBY! 💪🔥Ready for war on the pitch 💪🔥
31/12/2025

Match Day
It’s not just a match… it’s a DERBY! 💪🔥
Ready for war on the pitch 💪🔥




24/12/2025

What A Goal
Ibra Neymar
Best striker

Match Result   vs 1 Horseed Baay Sports Club
23/12/2025

Match Result
vs 1 Horseed Baay Sports Club


Match day Round 3 VS Horseed Baay Sports Club
23/12/2025

Match day
Round 3
VS Horseed Baay Sports Club


🏆 MATCH DAYReady to fight for every ball and every goal!Let’s go 💪⚽
17/12/2025

🏆 MATCH DAY
Ready to fight for every ball and every goal!
Let’s go 💪⚽




15/12/2025


First match


Address

Baidoa
Baidoa

Telephone

+252618012424

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Xidigaha Busley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category