24/07/2026
Guddiga Xaafada Towfiiq Waxay Hambalyo u Dirayaan Xulka Xaafada Towfiiq ee Fc Towfiiq oo Galabta Guul Taariikhi ah Ka Gaartey kullankii Play Offka ahaa Ee Dhigooda kaga adkaadeen Ciyaartii Dhexmartey Fc Towfiiq VS Fc Sheesharow Two, Hambalyo Lee nahay markale iyo Markale..