23/04/2026
Pedro Luis Ripoll (Dhaqtarka Caafimaadka Ku Takhasusay)🗣️Dhaawaca Lamine Waxa Uu Leeyahay Khatar La Xiriirta Boqolkiiba 30, Sidaas Darteed Taxadar Badan Ayaa Loo Baahan Yahay Waa Inaan Taxadar Badan Ka Dhignaa Waqtiga Soo Kabashada l.
Haddii Dhaawacu Uu Ku Jiro Gudaha Muruqa Muuqaalka Dibadda Ayaa Aad U Wanaagsan Laakiin Haddii Ay Joogto Isgoyska Muruqa Tendon Ama Tendon Laftiisa Dhaawacu Wuxuu Noqon Karaa Mid Halis Ah ilaa inta U Dhaxeyso Afar illaa Lix Todobaad