05/06/2026
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa maanta geeriyooday alle ha u naxriisto Xog hayaha sportska degmada afgooye Cusman Axmed Maxamed ( Naar Afuuf )
Dhamaan kooxaha waxa la ogeysiinaa in maanta ay jirin wax kulan sxbtinimo ah waxa degmada yaala marxuum agteena nagu weyn sportska wax badan kasoo shaqeeyay
Alle ha u naxriisto