Somalia Goalkeepers

Somalia Goalkeepers Goalkeepers football academy

National team U17 aan wada tashano coach
08/09/2026

National team U17 aan wada tashano coach

Khalid Keepa
08/09/2026

Khalid Keepa

Sawirkan waxu ahaa 2015 waa marki ugu horesay Somalia Goalkeepers ay tababar isla qaatan si wada jiraXitaa ma isku dayi ...
30/08/2026

Sawirkan waxu ahaa 2015
waa marki ugu horesay Somalia Goalkeepers ay tababar isla qaatan si wada jira
Xitaa ma isku dayi kartaa 4 golhaye inaad ka aqonsatid

ISKU DAY SHAQSIGAAN WAA KUMA 😂😂😂Sido kale Wa ciyaar Qaran sheg qarankan Agekiisa ?
29/08/2026

ISKU DAY SHAQSIGAAN WAA KUMA 😂😂😂
Sido kale Wa ciyaar Qaran sheg qarankan Agekiisa ?

Allaha janada ka warabiyo waxaan u duceeneynaa maanta Goolhayahi kooxda Mogadishu City Club Tarikhda waxu aha halyeey wa...
29/08/2026

Allaha janada ka warabiyo waxaan u duceeneynaa maanta Goolhayahi kooxda Mogadishu City Club
Tarikhda waxu aha halyeey wadankena sharaf kuleh shaqsi ixtiraam badna

Qof walba ee arka please an u duceeno o ku sharafno Share iyo duco badan

⚽🧤 Xusuusihii kubadda cagta!Yaa garanaya goolhayeyaashan sawirka ku jira? 😄Sidoo kale, yaa garanaya macallinka dhexda ta...
28/08/2026

⚽🧤 Xusuusihii kubadda cagta!

Yaa garanaya goolhayeyaashan sawirka ku jira? 😄
Sidoo kale, yaa garanaya macallinka dhexda taagan?

🔥 Challenge: Isku day inaad sheegto kooxihii ay goolhayeyaashani u ciyaari jireen ama u soo ciyaareen.

Aan aragno cidda xusuusta fiican leh! 👀⚽
Magacyada iyo kooxahooda comment-ka noogu reeb. 👇😄

Suaal adigo og inu yahay booska ugu adag uguna dhibka badan Maxaad ku dooratay Goolhaye ? So ma ahan booska ugu adag Gol...
27/08/2026

Suaal adigo og inu yahay booska ugu adag uguna dhibka badan
Maxaad ku dooratay Goolhaye ?
So ma ahan booska ugu adag Golhayenimada aysan qofna buxin karin ilaa qof yaqano ma ahane ?

🧤🇸🇴 COACH AWEYS IYO AFARTA ILAALIYE EE Somali National Team U17Hal tababare, afar goolhaye, balse dushooda waxaa saaran ...
23/08/2026

🧤🇸🇴 COACH AWEYS IYO AFARTA ILAALIYE EE Somali National Team U17

Hal tababare, afar goolhaye, balse dushooda waxaa saaran masuuliyad ka weyn da’dooda — rajada iyo kalsoonida malaayiin Soomaali ah. 🇸🇴❤️

Coach Aweys iyo afarta goolhaye ee Xulka Qaranka Soomaaliya U17, gacmihiinna maanta waxaa lagu aaminay goolka qaranka. 🧤

20 milyan oo Soomaali ah ayaa idin leh: Goolka adkeeya wiilalow! 😂🇸🇴🔥

🧤🌍 MOMBASA ➡️ MUQDISHO ➡️ JABUUTI — SAFARKA GOOLHAYE OSMAANSafarkiisa kubadda cagta wuxuu kasoo bilowday magaalo-xeebeed...
23/08/2026

🧤🌍 MOMBASA ➡️ MUQDISHO ➡️ JABUUTI — SAFARKA GOOLHAYE OSMAAN

Safarkiisa kubadda cagta wuxuu kasoo bilowday magaalo-xeebeedka Mombasa 🇰🇪, balse magaciisu wuxuu si dhab ah uga soo iftiimay Muqdisho 🇸🇴.

Goolhaye Osmaan Adan
wuxuu indhaha taageerayaasha soo jiitay markii uu wacdaro ka dhigay Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir, isagoo matalayay degmada Yaaqshiid. Bandhiggiisii goolka dhexdiisa wuxuu noqday mid albaab cusub u furay mustaqbalkiisa ciyaareed. 🧤🔥

Kadib wuxuu muddo laba sano ah la qaatay Badbaado FC, isagoo kasoo muuqday horyaalka Soomaaliya, halkaas oo uu kusii dhisay khibraddiisa iyo xirfaddiisa goolhayenimo.

Maanta safarkiisu wuxuu gaaray Jabuuti 🇩🇯, isagoo u dhaqaaqay Djibouti National Team U20.

Gaadiidka football club Goalkeeper 20 Games with 10 Clean sheets Elmaan home iyo Away goshisa ayu ka ceshtay Dekedah hom...
22/08/2026

Gaadiidka football club Goalkeeper 20 Games with 10 Clean sheets

Elmaan home iyo Away goshisa ayu ka ceshtay
Dekedah home &Away no goals
Raadsan. No goals home &Away
Jazeera.1
Jeenyo.1
Juba.1
Badbaado.1

Adress

Kalmar

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somalia Goalkeepers postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Somalia Goalkeepers:

Genvägar

Dela