Dalmar owner

Dalmar owner Nabad Iyo Nolol

14/02/2026

Shala Hadafka ugu wayn ee Saciid Dani iyo Ahmed madoobe lahaayeen haduu ahaa ahaa in Farmaajo uu Villada sii joogi karin.

Maanta Hadafka ugu wayn ee leeyihiin waa inay ka shaqeeyaan sidii Farmaajo Villada ugu laaban lahaaa.

Ninkaan Waxa Uu Naga Soo Bareejeeyay Legend Kii Waynaa Ee Balthazar waxa Uuna Hayaa muqaalo badan.
15/11/2025

Ninkaan Waxa Uu Naga Soo Bareejeeyay Legend Kii Waynaa Ee Balthazar waxa Uuna Hayaa muqaalo badan.

15/11/2025

hal sabab oo aad wali single u tahay no sheeg haday jirto 🎤

13/11/2025

Xasan gargurte 8 bil u hartay qabyadisa hadhamaystirto

13/11/2025

Markale gulayso madaxweyne🌎🇸🇴

Ilahow xabiibu malayiin Markale Madaxweyne farmajo Markale 🌎🇸🇴
13/11/2025

Ilahow xabiibu malayiin Markale
Madaxweyne farmajo Markale 🌎🇸🇴

18/10/2025

Mun United koobka inay qadayso kadhadhicina

13/08/2025

Mun United koobka inay qado Meqa bari kahartay

❤️‍🩹👀 Casemiro on Bruno Fernandes:“Bruno waa garaaca wadnaha ee kooxda, kooxdu waxay u ciyaartaa sida uu u ciyaaro iyo s...
04/06/2025

❤️‍🩹👀 Casemiro on Bruno Fernandes:

“Bruno waa garaaca wadnaha ee kooxda, kooxdu waxay u ciyaartaa sida uu u ciyaaro iyo sida uu rabo, hadii uu doonayo in kooxdu ay horay u sii socoto, hadii uu doonayo in kooxdu ay kubad hayso, kooxdu waxa ay haysataa kubad heysashada.

“Waa ciyaaryahanka ugu muhiimsan kooxda, gaar ahaan horay u socoshada, waa ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan, caawiyaha ugu badan, isla markaana qaata halista ugu badan.

“Waxa uu bixiyaa gabi ahaanba wax walba, mararka qaar, arrimuhu si fiican nooguma socdaan, laakiin mar walba waxa uu bixiyaa wax walba, waxa aan filayaa in aan ku raaxaysano Bruno, waan jeclahay isaga la ciyaarida, dabcan, waa farxad in aan ka garab ciyaaro.

“Wuxuu dhaliyaa, wuu difaacaa, wuu weeraraa, waa shaqsiga United”. [MU]

Address

Street2290
Doha
974

Telephone

+97477431262

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar owner posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar owner:

Share