30/05/2026
Marka ay timaado xaalada handball waxaa la qiimeeyaa ujeedka ciyaaryahanah
kiiskan psg vs arsenal ciyaaryahanka Ujeeddadiisu waxay ahayd inuu kubadaas iska fagooyo mana jirin meel kubada kadhalan kartay oo uu ka difaacaya ama uu uga block gareenayay qof kale oo qatar Ku aha
Kubada ayaa Ku soo dhacday lugtiisa kadibna Gacantiisa oo uu Ku dheelitiraayay jirkiisa oo baxsan ayeey markale kubada Ku dhacday mana ahayn ku talagal ama qaadasho risk
Sharciga 12 (Handball) waxa uu leeyahya sidan
1-deliberately touches the ball with their hand/arm, for example moving the hand/arm towards the ball
( Wuxuu si ula kac ah kubbadda ugu taabtaa gacantiisa ama cududdiisa, tusaale ahaan isagoo gacanta ama cududda u dhaqaajinaya dhinaca kubbadda si uu ula xiriiro.)
2-touches the ball with their hand/arm when it has made their body unnaturally bigger. A player is considered to have made their body unnaturally bigger when the position of their hand/arm is not a consequence of, or justifiable by, the player’s body’
By having their hand/arm in such a position, the player takes a risk of their hand/arm being hit by the ball and being penalised
(Wuxuu kubbadda ku taabtaa gacantiisa ama cududdiisa iyadoo taabashadaasi jirkiisa ka dhigtay mid si aan dabiici ahayn u weyn. Ciyaaryahan waxaa loo tixgeliyaa inuu jirkiisa si aan dabiici ahayn u weynaysiiyay marka booska gacantiisa ama cududdiisu uusan ka dhalan dhaqdhaqaaqa dabiiciga ah ee jirkiisa, ama aan lagu cudurdaaran karin xaaladda gaarka ah ee uu markaas ku jiro’Marka ciyaaryahanku gacantiisa ama cududdiisa ku hayo boos noocaas ah, wuxuu qaadanayaa khatarta ah in kubbaddu ku dhacdo gacantaas ama cududdaas, taasoo keeni karta in lagu ciqaabo qalad gacmeed (handball).
Mar Hadaysan dhicin labadaas qodob waxaan haysanaa No handball 🤾